Thursday, April 25, 2024

Jowhar: Musharax tanaasulay & Labo msuaharax oo wareegii u dambeeyey u gudbay

Natiijada Wareega 1aad ee doorashada xubnaha aqalka sare ee Hirshabelle  ayaa lagu dhawaaqay goor dhow, iyadoo loo gudbay wareeg labaad Guddiga doorashada ayaa sheegay in...

DEG DEG: Dagaal ka qarxay Beladweyne iyo faahfaahino ka soo baxaya

Dagaal ayaa Magaalada Baledweyne ka bilowday goor dhaw oo fiidnimadii ah iyadoo qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada laga maqlayo rasaasta hub noocyo kala...

Doorashadii ugu cajiibsaneed oo ka socota Baledweyne iyo Wareeg saddexaad oo la aaday

Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ka socotada doorasho xiiso iyo xamaasad badan oo loogu tartamayo kursiga tirsigiisu yahay HOP063 uu horey ugu...

Al Shabaab oo Weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday xero ay ku sugan yihiin...

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa saakay aroortii hore weerar xoogan oo ku bilowday qaraxyo ismiidaamin ah ku qaaday xero ciidanka...

Wasaarad Cusub oo lagu soo daray Wasiiradda Hrshabelle ee ka badnaa 80-ka xubnood

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa wareegto uu soo saaray maanta ku magacaabay Wasiir cusub oo kamid noqonaya golaha wasiirada Hirshabelle iyo...

Xildhibaano iyo Masuuliyiin tagay Deegaanka Jicibow ee Dagaalka culus ka dhacay (Sawirro)

Waxaa  deegaanka Jicibow oo qiyaastii 30-km u jira magaaladda Buulaburde ee gobolka Hiiraan, maanta gaaray xildhibaano katirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo masuuliyiin iyana katirsan...

Ciidamo gudaha u galay Isbitaalka Warsheekh iyo xiisad halkaasi ka taagan

Degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelaha Dhaxe waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay ammar lagu xirayo isbitaalka degmadaasi, waxaana dhismaha isbitaalka saakay gudaha u galay...

Saraakiil Itoobiyaan ah oo gaaray Baledweyne iyo Xog ku aadan ujeedka safarkooda (Sawirro)

Wararka ka imaanaya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta halkaasi gaareen saraakiil sar sare oo katirsan ciidamada Itoobiya ee howlgalka...

Madaxweyne Waare oo gudoomiye cusub u magacaabay maamulka gobolka Hiiraan (Akhriso)

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan u magacaabay Yuusuf Dabageed, ka dib markii uu xilka ka qaaday C/llaahi Axmed Iimaan oo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs