Friday, March 29, 2024

(Akhriso) Dowlada Somalia oo shaacisay in la dilay ninkii bedeli lahaa hogaamiyaha Al-Shabaab

Dowlada Somalia ayaa shaacisay caawa in Hawlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibadooda caalamiga ah lagu dilay hogaamiye sare oo ka...

Deni oo kar-karinaya qorshe qarsoon oo ugu dambeyn muddo kororsi horseedaya

Madaxweynaha Dowladda Puntland ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa booqday Xarunta dhexe ee Ururka halkaasoo uu kulan Kula qaatay...

(Sawirro) Dibed baxyo kale oo maanta ruxay Magaalooyin ka tirsan dalka Iran

Ciidamada amaanka Iran iyo arday wax ka barata jaamacad caan ah oo ku taal magaalada Tehran ayaa isku dhacay maanta, warbaahinta bulshada iyo dowlada...

Faahfaahin: Qarax dhimasho & dhaawac sababay oo ka dhacay gobolka Hiiraan

Qarax miino ayaa galabta casar gaabadkii ka dhacay degaano ka tirsan gobolka Hiiraan oo dhowaan laga saaray kooxda Al-shabaab. Sida Wararku nagu soo gaarayaan qaraxan...

Ragga iyo Dumarka Soomaaliya Midkee badan? Warbixin cusub oo la soo saaray

Warbixin sannadeedka loo yaqaanno CIA World Factbook’ ee wakaaladda sirdoonka Maraykanku sannad kasta ku soo bandhigto, xogaha ay ka soo ururiso dhammaan dalalka dunida,...

Tirtada dadka ku dhintay isbuurashadii Indonesia oo sii korodhay (Sawirro)

Waxaa sii kordheysa tirada dadka ku dhintay isbuurasho xalay ka dhacday garoonka kubadda cagta ee bariga magaalada Java ee dalka Indonesia. Tirada dhimashada ayaa gaartay...

Wiil uu dhalay Shiikh Xassan Daahir Aweys oo la sheegay in duqeyn lagu dilay

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in wiil uu dhalay Shiikh Xassan Daahir Aweys uu ku dhintay duqeyn xalay ka dhacday gobolka Sh/hoose Dr. Ibraahin Shiikh...

Faahfaahin: Weerar Khasaare geystay oo ka dhacay Saldhiga Booliska Burtinle

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya weerar maanta saldhiga Booliska Maaalada Burtinle ee Gobolka Nugaal ku qaadeen  maleeshiyo Beeleed hubeysan, halkaasoo uu ka dhacay iska...

Markab deked ku taalla Ukraine ka soo qaaday gargaar Somalia loo soo wado

Markab u kireysan hay'adda cunnada adduunka ee WFP ayaa soo gaaray magaalada dekada ah ee badda madow ku taalaa ee Chornomorsk ee dalka Ukarine. Waxaa...

Muxuu Shiikh Aadan Madoobe kala hadlay danjire Kate Foster? (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Sheekh Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay danjiraha Dalka Ingiriiska Marwo Kate Foster. Danjiraha Dowladda...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs