Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa booqasho madaxweyne oo afar maalmood ah oo rasmi ah ku tagay dalka Japan kaasoo badi ku saabsan xaflad iyo sportis,...
Maamulka Somaliland ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo in uu sameeyay jabhado loogu tala galay in lagu carqaladeeyo maamulkaasi. Wasiirka Arrimaha...
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in la fashiliyay qarax la doonayay in waxyeelo lagu gaarsiiyo Musharax Madaxweynaha...
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa fasaxay in hub casri ah oo balaayiin dollar jooga laga iibiyo boqortooyada Sacuudiga, xili ay tilaabadan hubka looga iibinayo...