Madaxweyne Deni oo isbedel ku sameeyey Taliska Booliska Puntland ee gobolka Mudug
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne, Lr. 28 May 25, 2019, ku magacaabay Taliyaha cusub Qeybta Booliiska Gobolka Mudug ee maamulka...