War goor dhoweyd kasoo baxay Maxkamadda Sare ee Sacuudiga ayaa lagu dhawaaqay in Berri ay tahay maalinta koowaad ee Ciidul fitriga, kadib markii dad kala...
Askari ka tirsan ciidanka Booliska Puntland ayaa lagu dilay caawa magaalada Boosaaso ka dib markii ay weerar gaadmo ah ku soo qaadeen rag bastoolado ku...
Madaxweyne Donald Trump ayaa saaka ka degay magaalada London ee dalka Ingiriiska, isagoo xalay ka duuley garoonka Milatariga ee Joint Base Andrews ee gobolka Meryland,...
Dowlada Saudi Arabia ayaa maanta ku dhalleeceysay Qatar diidmadeeda natiijadii kasoo baxday shirkii ku saabsanaa xiisadda gobolka iyo Iran ee dhowaan ka dhacay magaalada Makkah,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Midowga Yurub ee loo soo magacaabay Soomaaliya Mudane...
Maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa maanta is dhaafsaday maxaabiis dagaal ay ku kala qabsadeen dagaalkii cuslaa ee labada maamul sanadkii hore ku dhax maray deegaanka...
Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa ka dhax aloosan khilaaf siyaasadeed oo salka ku haya muranka badda ee labada wadan u dhaxeeya , waxaana dacwada...