Thursday, March 28, 2024

Sargaal katirsanaa Ciidanka dowlada oo Xukun dil ah lagu riday (Daawo Sawirro)

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku riday  Laba xidigle xoogga dalka  Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Kumbud) oo lagu helay in uu...

Bangiga Dhaxe ee Somalia oo ruux Ajnabi ah Madax looga dhigayo iyo Digniin laga...

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in Xukuumada Soomaaliya damacsan tahay in ruux ajnabi ah Madax uga dhigto Bangiga Dhaxe ee Soomaaliya, waxaana qorshahan hada...

Nin bisad sidii alaab oo kale ku diray boosto oo ganaax adag lagu riday

Maxkamad kutaala dalka Taiwan ayaa ganaax lacageed ku riday nin 33-sano jir ah oo lagu helay dambi ah in boosto sidii alaabihii oo kale...

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo xalay lagu dilay magaalada Rusterburg (Magacyada iyo Sawiro)

Kooxo burcad hubeesan ayaa xalay goob ganacsi oo kutaala deegaanka Mugaasi oo katirsan magaalada Resturbg ee gobolka Waqooyi bari dalka Koonfur Afrika waxa ay...

Maxaa sababay qofkii mar Madaxtinimo loo doorto Somalia inuusan mar labaad soo laaban ?

Nin caadadii ma daayo, bahalna ceyriin, Soomaaliya,laga soo bilaabo xilligii la qaatay xorriyada, ninkii mar madaxweyne noqda mar labaad masoo laabto. Haddii xittaa isaga...

Safaarada Soomaaliya ee dalka Qadar oo Digniin soo saartay (Akhriso)

Safaarada Soomaaliya ku leedahay magaalada Doha ee caasimada dalka Qadar ayaa soo saartay qoraal ay bulshada Soomaaliyeed uga digeyso shirkad sheegtay in dad Soomaaliyeed...

Dhul boob lala damacsan yahay Degmada Dayniile ee G/Banaadir (Xog xaqiiqo ah)

Maalmahaan waxaa Muqdisha ka socda qorshe burcadnimo ku dhafan tahay, ee loo maleegay bulshada Degan degaanka Degmada Dayniile. Bulshadaas badankeedu waxay ka kooban tahay qoysas...

Dad ku dhaawacmay Isbuurasho maanta ka dhacday magaalada Muqdisho

Waxaa maanta isbuurasho ka dhacday meel ku dhaw Hoolka Sahal ee magaalada Muqdisho, kadib markii ay tirada ka bateen dadkii la doonayay in ay kasoo...

Xil ka qaadis lagu sameeyay Guddoomiye ku-xigeenka guddiga Doorashooyinka Qaranka (Akhriso)

Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiye ku-xigeenka guddigaasi Sayid Cali Sheekh Maxamed sidoo kale ka saaray xubanimadii guddigaasi. Xil...

Yaa qaadanaya Masuuliyada Gubashada Suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha ?

Sidaan wada ogsoonahay mudooyinki ugu dambeeyay waxa soo noqnoqonaya gubashada suuqa Bakaaraha , ma ahan arrin sahlan waayo markuu qasaaruhu ugu yaraado waxaa ku...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

(Daawo) Maxaad jeclaan laheyd in laguu qabto haddii ay kula soo...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs