Hooyo & wiil ay dhashay oo ka mid noqday dadkii ku dhintay Qaraxii maanta
Saameynta murugada leh ee uu reebay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee lala beegsaday Baar Italia oo u dhow Muqdisho Mall, degmada Xamar-weyne...
Wasiir Beyle oo la kulmay danjire todobaad ka dib sxafiiska baneynaya (Daawo Sawirro)
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta la kulmay Safiirka Britain ee Soomaaliya Mr. David Concar oo ku jira todobaadkiiisii ugu...
Digniin adag oo laga bixiyey weeraro argagaxiso oo ku soo wajahan dalka Kenya
Safaaradda Mareykanka ee magaalada Nairobi ayaa soo saartay digniin ku saabsan weerarro argagixiso oo ka dhici kara magaalooyin ka tirsan dalka Kenya.
Qoraal maanta kasoo...
Ciraaq oo jawaab caro leh ka bixisay hadal ka soo yeeray Madaxweyne Trump
Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu qorsheynayo in Saldhig Milatari ay ka furtaan gudaha dalka Ciraaq kaasoo ay kala soconayaan xaalada Iran.
Wareysi gaar...
Labo Nin oo u Muuqaal Eg Madax caan ah oo dad badan ka yaabsaday...
Warbaahinta Caalamka iyo baraha bulshada ayaa waxaa qabsaday labo nin oo u aad ugu eg Madaxweynayaasha Waqooyiga Kuuriya iyo Filibiin, waxaana labadan nin si...
Madaxweyne Deni oo ka hadlay Dilkii Al Shabaab u geesatay Paul Anthony Fermosa
Madaxweynaha maamulka Puntland  Saciid C/llaahi Deni ayaa si kulul u cambaareeyay dilkii maanta magaalada Boosaao loogu geestay Madaxii Shirkadda P&O ee DP World u qaabilsanaa Dekadda...
Daawo Sawirro cusub oo laga soo qaaday Qaraxii Muqdisho iyo Al Shabaab oo ka...
Qarax aad u xoogan oo khasaaro kala duwan dhaliyay ayaa barqadii maanta ka dhacay afaafka hore ee Maqaayada Baar Italia oo ku dhaw xarunta...
Dil goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho iyo ninkii geestay oo la qabtay
War goordhaw kusoo dhacay Warqabadka Shabakada Allbanaadir ayaa sheegaya in askari katirsan ciidanka dowlada Soomaaliya goordhaw Isgooska Banaadir ee magaalada Muqdisho ku dilay nin...
Wararkii Ugu Dambeeyay Qaraxii goordhaw ka dhacay Muqdisho (Daawo Sawirada)
Qarax aad u xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay meel ku dhaw Dhismaha Muqdisho Mall oo ku...
Qarax aad u xoogan oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho
Waxaa goordhaw qarax aad u xoogan oon wali la ogeyn waxa loo adeegsaday uu ka dhacay Degmada Xamar Weyne ee gobolka Banaadir gaar ahaan...