Gudoomiyaha Aqalka sare oo amray in la joojiyo Shir ka dhacaya Baydhabo iyo Khilaaf...
Khilaaf xoogan ayaa soo kala dhax galay Gudoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya , waxaana hada soo baxaya loolan xoogan oo u dhaxeeya...
Duqa Muqdisho oo Kulan Qarsoodi ah la Qaatay Odayaasha Beeshiisa iyo Xog ku aadan...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa dhawaan kulan qarsoodi ah la qaatay odayaasha dhaqanka ee beeshiiisa, iyadoo kulankaas loo diiday saxaafadda maadaama looga...
Daawo Muuqaal+Sawiro “Ra’isul Wasaare Kheyre oo Bogaadin ugu tagay Xarunta Wasaarada Maaliyada
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre, ayaa maanta booqasho ku tagay Xarunta Wasaarada Maaliyada , oo kamid ah Wasaaradaha ugu shaqada badan...
Madaxwene Erdogan oo Baaq Muhiim ah u Diray Hogaamiyaasha Wadamada Islaamka
Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa maanta Khudbad xamaasad leh ka jeediyay Shir deg deg ah oo Hogaamiyaasha Ururka Iskaashiga Islaamka uga furmay dalka Turkiga.
Erdogan...
Abuu Mansuur oo lagu soo dhaweeyay Kismaayo iyo Xog ku aadan Ujeedka Socdaalkiisa
Waxaa maanta magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Maamulka Jubbaland gaaray Afhayeenkii hore ee Kooxda Al Shabaab Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur, oo...
Daawo Sawirada: Al Shabaab oo soo bandhigtay Gaadiid Dagaal iyo Hub ay ku qabsadeen...
Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa weerar xoogan ku qaaday 11-kii September ee sanadkan Degmada Balad Xaawo ee gobolka Gedo, waxa ayna Al Shabaab dagaal...
Israel oo ka iibsatay Itoobiya Barnaamij Halis ku ah Shacabkeeda iyo dalalka kale
Warbixin ay soo saareen cilimi-baarayaal waaxda (Citizen Lab) ee ka tirsan Jaamacada Toronto ee dalka Canada ayaa lagu soo bandhigay barnaamijyada Internetka oo ay...
Lacagtii Shilin Soomaaliga Qaarkeed oo Afka baarkeeda ku soo Hartey !!
Saakey ayaa Gabar aan Deris nahay oo Teleefon kula hadleyso Gabadheeda si ay reerka ugu soo adeegto ayaa waxaan aad ula yaabey Iyadoo leh...
C/raxmaan C/shakuur “Waa inaan la caburinin Mucaaradka si waxa qaldan loo saxo” (Daawo Video)
C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta sida xooggan u mucaaradsan dowlada Somalia ayaa codsaday inaan la caburinin mucaaradka si wax loo saxo.
Isagoo...
Shirkaddo ku yaalla Yurub iyo Maraykanka oo si xirfadeysan looga dhacay Malaayiin Dollar
Kooxo loo badinayo iney yihiin Burcad internet-ka oo luqadda Ruushka ku hadlaysay ayaa looga shakinayaa in ay dheceen $10 milyan oo dollar oo ay...