Thursday, April 18, 2024

Dayuurada Turkish Airlines oo hakineysa duulimaadkii Muqdisho & sababta ka dambeysa

Shirkadda Dayuuradaha Turkish Airlines Qoraal ay soo saartay ku sheegtay inay baaqan doonaan qaar ka mid ah duulimaadyada ay ku imaan jireen Muqdisho maalmaha...

Senator baaq u diray beelaha ku dagaalamaya duleedka degmada Cadale

Senator Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan oo ka tirsan Aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya deegaano hoos...

Maxay ka wada hadleen Wasiir Goodax & dhigiisa Hamed Al-Azemi? (Sawirro)

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka waxbarashada iyo Tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Xildhibaan Abdullahi Goodax Barre, oo ay qayb ka yihiin xoghayaha joogtada...

Golaha Wasiirada Somalia oo yeeshay kulan looga hadlay qodobo muhiim ah (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirada ee tubta horumarinta dhaqaalaha oo looga hadlay qorshaha...

Askar ka tirsan ciidamada Yuhuuda oo dil iyo dhaawac loo geystay (Daawo Sawirro)

Askari oo ka tirsan ciidamada Israa'iil ayaa lagu dilay weerar ka dhacay daanta galbeedka ee ay maamusho Falastiin. Afhayeenka ciidamada Israa'iil G/lle Jonathan ayaa sheegay...

(Sawirro) Ninkii weerarka ka geystay dalka Holand oo la aqoonsaday

Dadka ku dhintay weerarkii hubeysanaa ee maanta lagu qaaday magaalada Utrecht ee dalka Holland ayaa sii kordhay waxayna tiradoodu gaartay 3 dhimasho ah iyo...

Qarax gaari oo goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax ayaa galabta ka dhacay xaafad ka tirsan degmada H/wadaag ee Magaalada Muqdisho sida ay wararku nagu soo gaarayaan kaasoo jugtiisa meelo badan laga...

Taliye Indha-qarshe oo la kulmay wafdi uu horkacayey Yasir Khirey Abdelrahim (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha-Qarshe) ayaa maanta Xafiiskiisa kula kulmay u qeybsanaha dalka Sudan ee Arimaha Ciidamada dalalka Soomaaliya...

Muuse Biixi oo Hargeysa kula kulmay Wasiirka Arimaha Dibadda Eritrea (Daawo Sawirada)

Wefti ballaadhan oo ka socda dalka Ereteriya oo uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha dibadda dalka Ereteriya, Mudane Cismaan Saalax Maxamed, ayaa maanta soo gaadhay caasimadda ...

Weerar Khasaaro geestay oo ka dhacay magaalo kutaala dalka Holland (Daawo Sawirada)

Nin hubeesan ayaa rasaas ku furay bas nuuca korontada ku shaqeeya oo marayay magaalada Utrecht oo kutaala bartamaha dalka Holland, waxaana weerarkan ka dhashay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs