Thursday, April 25, 2024

Qarax weyn oo goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax aad u xoogan ayaa goor dhow abaarihii 7:00-dii fiidnimo iyo daqiiqado ka dhacay magaalada Muqdisho kaasoo jugtiisa laga maqlay meelo badan. Wararka ugu horeeya...

Maxaa ka soo baxay shirkii Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya? (Sawirro)

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen magacaabista guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Soomaaliya. Wasaaradda maaliyadda...

Gudoomiye cusub oo goor dhow loo magaacabay Bankiga dhexe ee Somalia

Dowlada Soomaaliya ayaa goor dhow guddoomiye cusub u magacawday Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo muddo sanad ah guddoomiye loo raadineyay. Wararka ayaa sheegay in Golaha...

Somaliland oo War kasoo saartay Malaayiin Dollar ah oo lagu leeyahay Ganacsade Axmed Cismaan Geelle

War Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada maamulka Somaliland ayaa lagu faah faahiyay lacag malaayiin dollar oo la sheegay in Bangi laga leeyahay dalka Faraniiska uu...

Howlgal Ciidamo Huwan ah ka fuliyeen Sh/Hoose oo khasaaro dhaliyay (Daawo Sawirada)

Wararka ka imaanaya deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in xalay rasaas xoogan lagu furay gaari caasi ah oo la sheegay in...

Banaan bax maanta ka dhacay afaafka hore ee Madaxtooyada Somalia (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta banaan bax ka hor dhigay afaafka hore ee xarunta Madaxtooyada Soomaaliya qaar kamid ah naafada ciidanka xooga Soomaaliyeed, kuwaa oo sheegay in...

Dowlada Somalia oo Amar fulinteeda adag tahay kusoo rogtay shirkadaha Isgaarsiinta

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay ku amartay shirkadaha Isgaarsiinta ee dalka ka howlgala in ay isku furaan qadadka Telfoonadooda oo...

Khamro la sheegay in sidii caanihii oo kale looga cabo magaalo kutaala Soomaaliya

Dadka isticmaalada Khamrada ayaa kusoo badanaya deegaanada maamul goboleedka Puntland gaar ahaan magaalada Ganacsiga maamulkaasi ee Boosaaso iyo deegaanada hoostaga. Taliyaha ciidamada booliiska Puntland Muxudiin...

Nin lasoo taagay Fagaare ay Al Shabaab ku toogan lahaayeen oo si lama filaan...

Fagaare kuyaala degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa shalay lasoo taagay nin gacan ku dhiigle ahaa oo lagu helay in uu dil geestay, waxaana...

Xildhibaan taageeray Weerarkii lagu qaaday Masjidyo kuyaala New Zealand oo talaabo laga qaaday

Xildhibaanada aqalka Senate-ka ee dalka Australia ayaa kalsoonida kala noqday Xildhibaan xagjir ah oo taageero u muujiyay Weerarkii Muslimiinta badan lagu laayay ee ka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs