Thursday, March 28, 2024

Xarun lagu tababari jiray xubnaha ku biiraya Al Shabaab oo lala wareegay

Ciidamada booliiska dalka Kenya ayaa maanta la wareegay xarun ku taala deegaanka Kwale oo la sheegay in lagu tababari jiray xubnaha kamidka noqonaya dagaalyahanada Al Shabaab. Saraakiil...

Qarax xoogan oo goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho

Waxaa daqiiqado kahor qarax aad u xoogan oo inta badan laga maqlay magaalada Muqdisho uu ka dhacay guri kuyaala Degmada Howl Wadaag gaar ahaan...

Kheyre oo dib u dhigay Safar uu beri ku tagi lahaa Kismaayo iyo Sababta...

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa dib u dhigay safar uu beri oo sabti ah ku tagi lahaa magaalada Kismaayo ee...

Macalin Dil u geestay Arday uu wax barayay oo Xukun dal dalaad ah lagu...

Maxkamad kutaala dalka Tanzaaniya ayaa xukun dal dalaad ah ku riday Macalin iskuul oo lagu helay in uu garaacis naxariis daro ah ku dilay...

Guddi Qaban qaabiya Aaska Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya oo la magacaabay (Akhriso)

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku dhawaaqay guddi heer wasiirro ah oo loogu tala galay in ay diyaariyaan aas heer qaran...

Maxaa ku khasbaya in qofku uu yiraahdo: wixii aan idin soo gudbiyay share gareeya!!!

Inta aadan waxba sheegin waxna qorin kuna oran dadka share gareeya, waa in aad marka hore iska soo hubisa waxa aad sheegayso ama aad...

Faah Faahin laga bixiyay Geeridii ku Timid Wasiirkii Dastuurka Soomaaliya

Allaha u naxariisee waxaa maanta magaalada Dubai ee dalka imaaraadka carabta ku geeriyooday C/raxmaan Xoosh Jibriil oo ahaa Wasiirkii dastuurka Xukuumada federaalka Somaaliya. Wasiirka waxbarashada...

Madaxda Sare ee dalka oo ka hadlay geeridii ku timid Wasiirkii dastuurka Somalia

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay geeridii lama filaanka aheyd ee maanta ku timid wasiirkii dastuurka Somalia oo ku geeriyooday saaka magaalada...

DEG DEG: Wasiir ka tirsanaa Xukuumadda Somalia oo goor dhow geeriyooday

War goor dhow ku soo dhacay warqabadka shabakada Allbanadir.com ayaa sheegaya in isbitaal ku yaalla magaalada Dubai ee dalka imaaraadka carabta uu si lama...

Oday dhaqameed caan ah oo lagu dhex toogtay Masjid ku yaalla Boosaaso

Waxaa goor dhow Masaajid ku yaalla Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari lagu dhex toogtay mid ka mid ah salaadiinta caanka ah ee degaanada Puntland. Nin...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

(Daawo) Ma jeclaan laheyd in lagu caawiyo haddii ay kula soo...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs