Thursday, April 25, 2024

Wararkii Ugu Dambeeyay Banaan bax ka socda magaalada Baladweyne

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya xaafado katirsan magaaladaasi ay ka socdaan banaan bax looga soo horjeedo Madaxweynaha maamulka...

Dowlad Carbeed oo dhax dhaxaadineysa dowladaha Iiraan iyo Mareykanka

Waxaa sii xoogeesanaya xiisada siyaasadeed ee xiligan ka dhax aloosan dowladaha Iiraan iyo Mareykanka, waxaana labada dal madaxdooda hawada isku marinayaan fariimo xaalada uga...

Madaxweyne Xaaf oo shaaca ka qaaday in uu tagi waayay Gurigiisa Muqdisho kana hadlay...

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele (Xaaf) ayaa ka hadlay cadaadiska uu maamulkiisa kala kulmayo dowlada federaalka Soomaaliya oo xiligan khilaaf xoogan kala dhaxeeyo. Waxa...

Gudoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay Francisco Caetano (Daawo Sawirada)

Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka midowga Afrika ee Soomaaliya Ambassador Francisco Caetano Madeira. Guddoomiyaha...

Madaxweynaha Hirshabeelle iyo xigeenkiisa oo laga dalbaday in ay iscasilaan !!

Golaha Badbaadada Hirshabeelle  ayaa ku dalbaday Madaxweyne Waare iyo ku xigeenkiisa in ay iscasilaan ama  xilka qaadis lagu sameeyo,   Golaha ayaa walaac ka muujiyay...

Cabdirashiid Xaashi Cartan oo ka soo horjeestay xil ka qaadis lagu sameeyey

Guddoomiyihii Gobolka Mudug ee uu xilka  ka qaaday Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka hor yimid xilka qaadistii lagu sameeyay. Cabdirashiid...

Maxaa ka jira in rag Saraakiil ah ay ka dambeeyeen dilka G/Dhexe Cabdi Cali...

Ehellada Marxuum G/Dhexe Cabdi Cali Seed oo meydkiisa laga helay Jimcihii isagoo ku geed ka laadlaada xerada Sheelare ee ciidamada Booliska ayaa sheegay in...

RW Khayre oo kulan la qaatay Golaha dhaqaalaha Qaranka (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Xasan Cali Khayre, ayaa Golaha Dhaqaalaha Qaranka la qaatay kulan looga hadlay dardar gelinta qorsha dayn cafinta, istaraatiijiyadda maalgashiga...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs