Saturday, April 20, 2024

Madaxweyne Caan ah oo Dambiil uga soo adeegtay Suuq lagu iibiyo kaluunka (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha dalka Tanzania John Maguful ayaa isaga oo wata dambiil u adeeg doontay Suuq lagu iibiyo kaluunka oo kuyaala magaalada Daara Salaam ee caasimada...

Qalab jira in ka badan 2-Malyan oo sano oo laga helay dalka Itoobiya

Gobolka Canfarta ee dalka Itoobiya ayaa laga helay qalab la sheegay in uu jiro  2.6 malyan oo sano, waxaana qalabkan helay Saynisyahano caalami ah...

Madaxweyne Xaaf oo shir deg deg ah isugu yeeray Madaxda maamul goboleedyada

War Qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa loogu baaqay Madaxda maamul goboleedyada dalka in ay isugu...

Al Shabaab oo ka hadashay Saameynta ka dhalatay Duqeymaha Mareykanka wado

Afhayeenka guud ee Ururka Al Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa ka hadlay duqeymaha diyaaradaha dagaalka Mareykanka ka fuliyaan deegaanada ay Al...

Masjid Lacag badan ku taageeray Qoys aan Muslim aheyn oo daris la ahaa

Masjidka Abubakar As-Saddique Islamic center ee kuyaala magaalada Faribault ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa lacag badan ku taageeray qoys aan muslim aheyn oo daris...

Labo Wadan oo horjoogsaday Qaraar UN-ka kasoo saari lahaa Xaalada Sudan .

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo kulan deg deg ah ka yeeshay xaalada  Sudan ayaa ku guuleysan waayey inay soo saaraan qaraar ku aadan...

Cabduqaadir Arwaax oo Shaaciyay in uu iska casilay xilkii uu hayay kana hadlay Sababta

Gudoomiye kuxigeenkii Arimaha bulshada ee gobolka Hiiraan Cabduqaadir Maxamed Arwaax oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Baladeyne ayaa shaaca ka qaaday in uu iska casilay xilkii...

Odayaal Dhaqmeed Shahaado Sharaf Guddoonsiiyey Hey’adda Hormuud (Daawo Sawirada)

Kulankan oo ay soo qaban qaabiyeen Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed ayaa waxaa uu ahaa mid ay shirkadda Hormuud uga mahad celinayeen wax qabadka iyo taakuleynta...

Daawo Sawirada :Sida Quruxda badan ee loogu damaashaaday Xaafada Daaru Salaam

Ummadda Islaamka ayaa maanta u dabaal dagaysa maalinka qiimaha leh ee Ciidda Soon fur. Dadka Soomaaliyeed ayaa qeyb ka ah dabaal degga. Kumanaan kamid ah...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs