Thursday, March 28, 2024

Puntland oo Eedeyn culus usoo jeedisay Madaxda Dowlada Federaalka (War Saxaafadeed)

War Saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Madatooyada maamulka Puntland ayaa lagu sheegay in Puntland ka walaacsan tahay hab dhaqanka Hogaamineed ee Madaxda dowlada federaalka Soomaaliya. Puntland...

Gudoomiye Mursal oo magacaabay Guddi soo diyaariya sharciga doorashooyinka (Akhriso)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa qoraal uu soo saaray ku magacaabay guddi KMG ah oo...

Qalab Milatari oo nuuciisa Dunida horey loogu arag oo lasoo saaray (Daawo Sawirada)

Dalka Faransiiska ayaa soo saaray qalab milatari  oo nuuciisa horey loogu arag dunida, waxaana qalabkan cusub uu ku jiro qoray nuuc aan horey u...

Qadar oo Mashaariic kala duwan ka fulineysa magaalada Baydhabo (Daawo Sawirada)

Dowlada Qadar oo kamid ah dowladaha xiligan sida weyn u taageera dowlada federaalka Soomaaliya ayaa mashaariic kala duwan ka fulineysa magaalada Baydhabo ee xarunta...

Wadooyin soo gala magaalada Muqdisho oo dhagxaan shub ah lagu xiray

Laamaha amaanka dowlada Soomaaliya ayaa dhagxaan shub ah ku xiray wadooyin soo gala magaalada Muqdisho , waxaana talaabadan laamaha amaanka uga gon leeyihiin in...

Qashinka tuban Qubuuraha Barakaad ee Muqdisho (Daawo Sawirro)

Qubuuraha Barakaad hadda ma ahan oo kaliya meel lagu asturo meydka qofka Muslimka ah, waxay sidoo kale goor hore noqdeen meel looga soo tago...

Digniin laga soo saaray kulan xasaasi ah ay yeesheen guddiga arimaha deg dega ee...

Maraakiibta Britian ayaa looga digey inay u dhawaadaan marinka Hormuz muddo kumeel gaar ah, kadib markii markab saliidda qaada oo Ingiriisku leeyahay ay qabsadeen...

Farmaajo oo kulan wadajir ah la qaatay Wakiilka QM & danjiraha Britain (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadajir u qaabilay Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Mudane James Swan iyo Danjiraha Boqortooyada Ingiriiska...

Puntland oo ka hor timid dalabkii Farmaajo, War cusubna ka soo saartay xubnaha xiran

Maamulka Puntland ayaa ka hor yimid dalabkii Madaxweyne Farmaajo ee ahaa in la sii daayo xubnaha xiran ee ka tirsan guddiga dhismaha wadada Boosaaso,...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs