Thursday, April 18, 2024

Kenya iyo Sheegashadeeda Khiyaaliga ee Badda Soomaaliya (Wax badan ka Ogow)

Xisbiga “Jubilee” ee ugu aqlabiyadda badan Kenya, ayaa baarlamaanka horgeeyay mooshin ay ku doonayaa in dowladda awood loo siiyo, inay cudud ku daydo qadiyadda...

Su’aalo laga keenay Warbixintii Wasaarada Amniga kasoo saartay Qaraxii xarunta Gobolka Banaadir

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa su'aalo ka keenay warbixintii Wasaarada Amniga gudaha kasoo saartay qaraxii ka dhacay xarunta gobolka Banaadir ay ku dhinteen Gudoomiyihii...

Qodob Meel Uga Dhacaya Qaranimmada Somalia oo ku jira Dastuurka Itoobiya (Akhriso)

Inkasta oo baarlamaanka deegaanka Soomaalida Itoobiya uu ansixiyay September 7, 2018 in dib loo soo celiyo calankii hore ee xiddigta 5-ta Soomaaliyeed iyo in...

Dad badan oo ku dhintay Qarax booyad oo ka dhacay Tanzaniya (Daawo Sawirada)

Wararka ka imaanaya dalka Tanzaaniya ayaa sheegaya in booyad shidaan waday ay ku qaraxday deegaanka Msamvu Itigi ee gobolka Morogo, waxaana shilkaasi ka dhashay khasaaro...

Dagaalyahano kasoo goostay Al Shabaab oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirro)

Ciidamada Nabad sugida maamulka Jubbaland ayaa soo bandhigay labo nin oo ay sheegeen in ay ka tirsanaayeen dagaalyahanada Al Shabaab, kuwaa oo isku soo...

Ciidamo Milatari ah oo ka qeyb qaatay Dilalkii ka dhacay Baydhabo iyo amar la...

Waxaa shalay duleedka magaalada Baydhabo ka dhacay dilal argagax leh oo ku saleesnaa muran dhul beereed oo loo geestay dad shacab ah uu ku...

Dowlada Soomaaliya oo talaabo ka qaadeysa 4- Shirkadood oo dayacay Xujeyda

Dowlada Soomaaliya ayaa sanadkan dhowr shirkadood oo si gaar ah loo soo xulay u siisay in Xujeyda Soomaaliyeed ay geeyaan Xajka, waxa ayna shirkadahan...

Dhaq dhaqaaqyo ciidan oo laga dareemayo Dhuusomareeb iyo cabsi soo korortay

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi saacadihii lasoo dhaafay laga dareemayay dhaq dhaqaaqyo ay wadaan ciidanka Ahlu...

Dowlada Soomaaliya oo War kasoo saartay dhacdadii magaalada Baydhabo

Waxaa maanta duleedka magaalada Baydhabo ka dhacay dhacdooyin naxtin leh oo lagu dilay dhowr qof, waxaana falkan si kulul u cambaareesay kana tacsiyadeesay dowlada...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs