Thursday, April 25, 2024

(Akhriso) Magacyada & qabiilada raggii maalmo ka hor isku qarxiyey Aw-Dheegle

Idaacadda Andalus ee ku hadasha codka kooxda Al-shabaab ayaa baahisay wareysi ku saabsan weerarkii maalmo ka hor ka dhacay saldhigga ciidamada dowladda ee degmada...

Jubbaland oo si kulul uga jawaabtay qoraaladii ka soo kala baxay DF & beesha...

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka Jubaland Xamza Cabdi Barre ayaa jawaab kulul ka bixiyey qoraalo shalay ka soo kala baxay Wasaarada Arrimaha Gudaha...

Yuusuf Cali Max’ed oo shaqada laga joojiyey & Masuul cusub oo lagu bedelay (Akhriso)

Agaasimihii Guud ee Wasaaradda amniga Soomaaliya Yuusuf Cali Maxamed oo muddo dheer xilkan hayey ayaa shaqadii laga joojiyey ka dib qoraal ka soo baxay...

Howlgal culus oo ka socda degaan ka tirsan Mudug & dad la soo xirxiray

Ciidanka Kumandoska Somalia ee Danab ayaa saaka hawlgal qorshaysan ka wada deegaanka Camaara oo 85-km woqooyi galbeed ka xiga degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Saaka...

Al-Shabaab oo War ka soo saartay fal dil ah oo ka dhacay Magaalada Jowhar

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay in xalay ay Sarkaal ka tirsan Ciidanka xoogga dalka ku dileen Magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe. War lagu faafiyey warbaahinta taageerta...

Xuutiyiinta oo Weerarkii ugu xooganaa ku qaaday gudaha dalka Sacuudiga

Kooxda Xuutiyiinta shiicada ah ee dalka Yemen oo ay taageerto Iran ayaa Weerar loo adeegsaday dayuuradaha aan duuliyaha laheyn ee loo yaqaan Drone ku...

Goob ay ka socotay xaflad aroos oo Mar kaliya isku bedeshay Meyd iyo dhaawac...

Qarax ayaa ka dhacay magaalada Kabul ee caasimada Afghanistaan kaasoo lala beegsaday goob ay ka socotay xaflad aroos. Goobjoogayaal ah ayaa sheegay in qof isku...

Wakiilka QM ee Somalia oo ka digay hanaanka ay ka socoto doorashada Jubbaland

Ergayga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa digniin ka soo saaray qaabka ay ku socdaan geeddi socodka doorashooyinka Jubbaland. Qoraal uu James Swan...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs