Wednesday, April 24, 2024

Puntland oo War ka soo saartay doorashadii ka dhacday Kismaayo (Akhriso)

Maamulka Puntland ayaa War ka soo saaray doorashadii gudoonka baarlamanka Jubbaland iyo ku-xigeenadiisa oo manta ka dhacday Magaalada Kismaayo. War-saxaafadeed goor dhow ka soo baxay...

Ciidanka dowlada oo toogasho ku dilay nin ku hubeysnaa bam gacmeed

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degmada Buur hakaba ee gobolka Bay ciidamada amaanka degmadaas ayaa maanta toogasho ku dilay nin watay bam...

Deni oo Magacaabay Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland (Magacyada)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 58, Ogoosto, 17, 2019 ku magacaabay Guddiga ku-meelgaar ka ah ee Doorshooyinka Dowladda Puntland Madaxweynaha...

Dowlada Federaalka oo Qoraal Xasaasi ah kasoo saartay Doorashada Jubbaland (Akhriso)

War qoraal ah oo goordhaw kasoo baxay Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa lagu sheegay in aysan dowladu aqoonsan doonin natiijo walbo oo kasoo...

Guddoomiyaha cusub ee Baarlamanka Jubbaland oo la doortay (Sawirro)

Xildhibaanada Baarlamanka Jubbaland ayaa goor dhow doortay Gudoomiye cusub oo hogaamin doona afarta sano ee soo socota ka dib codbixin ka dhacday Magaalada Kismaayo. Doorashada...

(Akhriso) Saddex qodob oo uu ku khaldanaa dilkii shalay ka dhacay Suuqa Bakaaraha

Dilka shalay ka dhacay Bakaaraha waxaa ka khaldanaa ugu yaraan saddex waxyaabood oo culculus oo qaarkood ay u baahan yihiin baaritaan booliisku dhexdiisa baaro...

Al-Shabaab oo saaka dagaal ku qabsatay Saldhig ay leeyihiin Ciidamada dowlada

Dagaal culus ayaa saaka ka dhacay degaanka Daynuunay oo ku dhow magaalada Baydhabo ee gobolka Bay kaasoo dhexmaray ciidamada dowlada iyo xoogag taabacsan Al-Shabaab. Sida...

Doorasho maanta ka dhaceysa Kismaayo iyo amniga oo si weyn loo adkeeyey

Waxaa maanta lagu wadaa in Magaalada Kismaayo ay ka dhacdo doorashada Guddoonka baarlamaanka Maamulka Jubbaland ee afarta sano ee soo socota. Ammaanka Magaalada Kismaayo ayaa...

Guddiga doorashada Jubbaland oo kordhiyey xiliga isdiiwaangelinta Musharaxiinta

Guddiga Madaxa bannaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa kordhiyey waqtiga isdiiwaan gelinta Musharaxiinta aan weli isdiiwaan gelin sida ku xusan qoraal ka soo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs