Saturday, April 20, 2024

Shaqaaqadii caawa ka dhacday Dhuusamareeb oo War laga soo saaray

Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa sheegay in shaqaaqadii caawa ka dhacday magaalada Dhuusamareeb aysan xariir la laheyn shirka lagu qabanayo magaalada ee loogu...

Rasaas xoogan oo caawa laga maqlay Dhuusamareeb & Wararkii ugu dambeeyey

Tacshiirad xoogan ayaa laga maqlay fiidnimadii caawa magaalada Dhuusamareeb gaar ahaan goobta lagu qabanayo shirka dib u heshiisiinta Galmudug ee dhowaan ka furmaya magaaladaas. Daryanka...

Kiiska dilkii Caa’isha Ilyaas oo weji cusub yeeshay & Mid ka mid ah raggii...

Maxkamadda sare ee Puntland ayaa maanta u fariisatay dhageysiga kiiska la xiriira kufsigii iyo dilkii loo geystay Caa’isha Ilyaas Aadan, iyadoo dhegeysiga kiiska uu...

Baarlamanka Isbedel-doonka Jubbaland oo Kismaayo ku doortay guddoon cusub

Baarlamaanka Golaha Isbedeldoonka ee ay ku midoobeen mushararixiinta iyo Odayaasha ka horjeeda Axmed Madoobe ayaa galabta Kismaayo ku doortay Guddoon cusub. Kulan ay yeesheen Baarlamaanka...

Ugaaska Beesha Murusade & ergo uu horkacayo oo gaaray Dhuusamareeb (Sawirro)

Wafdi uu horkacayo Ugaaska beesha Murusade Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracade oo saaka ka dhoofay Muqdisho ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka...

Puntland oo War ka soo saartay doorashadii ka dhacday Kismaayo (Akhriso)

Maamulka Puntland ayaa War ka soo saaray doorashadii gudoonka baarlamanka Jubbaland iyo ku-xigeenadiisa oo manta ka dhacday Magaalada Kismaayo. War-saxaafadeed goor dhow ka soo baxay...

Ciidanka dowlada oo toogasho ku dilay nin ku hubeysnaa bam gacmeed

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degmada Buur hakaba ee gobolka Bay ciidamada amaanka degmadaas ayaa maanta toogasho ku dilay nin watay bam...

Deni oo Magacaabay Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland (Magacyada)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 58, Ogoosto, 17, 2019 ku magacaabay Guddiga ku-meelgaar ka ah ee Doorshooyinka Dowladda Puntland Madaxweynaha...

Dowlada Federaalka oo Qoraal Xasaasi ah kasoo saartay Doorashada Jubbaland (Akhriso)

War qoraal ah oo goordhaw kasoo baxay Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa lagu sheegay in aysan dowladu aqoonsan doonin natiijo walbo oo kasoo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs