Tuesday, September 27, 2022

Mukhtaar Roobow & xubno la socday oo lagu soo dhoweeyey Magaalada Baydhabo (Daawo Sawirro)

Wadaadka Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) iyo xubno la socda ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed...

Guddoomiye Yarisow oo ka codsaday Shacabka Gobolka Benaadir in lala shaqeeyo maamulka(Daawo Sawirada)

Munaabasad si heer sare loo soo agaasimey oo lagu soo dhaweynayey Guddoomiyaha cusub ee gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan...

Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo goor dhow ka dhacay duleedka Muqdisho

Qarax xooggan oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa goor dhow ka dhacay degaanka Km-13 ee duleedka magaalada Muqdisho. Warka ayaa intaa ku daraya...

Guddoomiye Eng. Yarisow oo dhagax dhigay xarun degmo oo muddo burbursaneyd (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta dhagax-dhigay xarunta degmada Wadajir oo ku burburtay qaraxii ka...

(Daawo Sawirro) Jen. Subagle oo xilka ku wareejiyey Taliyaha cusub ee ciidamada AMISOM

Jen. Cusmaan Nuur Subagle oo ahaa Taliyihii Ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa xilka ku wareejiyay Gen. Jim Besigye Owoyesigire oo noqonaya Taliyaha cusub...

RW hore ee Somalia oo dalab xasaasi ah u diray Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir

Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi ayaa Maamulka Gobolka Banaadir ugu baaqay inay furaan wadooyinka xiran ee magaalada Muqdisho. Cali Maxamed Geeddi ayaa...

Dowlada caalamku aqoonsan yahay ee dalka Yemen oo dagaal looga qabsaday magaalada Cadan

Kooxda gooni u goosadka koonfurta dalka Yemen oo ay taageerto dowladda Imaaraatka Carabta ayaa la wareegay gacan ku heynta inta badan magaalada dekedda ee...

Taliyihii hore ee Nabad sugida Qaranka oo si kulul u eedeeyey dowladda Soomaaliya

Taliyihii hore ee Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya Cabdulaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa dhaliilay qaabkii ay u dhacday doorashadii dhawaan looga guuleystay...

Nin si xeeladeysan u kufsaday boqolaal gabdho yar yar oo xukun adag lagu riday...

Dhaqtarkii kooxda qalaama-rogadka Maraykanka Larry Nassar ayaa la ogaaday inuu faro xumeeyay gabdho yar yar oo gaaraya illaa 265 qof Illaa 65 gabdhood oo hor...

Dowlada Mareykanka oo liiska argagaxisada ku dartay hogaamiye caan ah

Mareykanka ayaa hogaamiyaha ururka Hamas, Ismaciil Haniyeh ku daray liiska argagixisada ee Mareykanka, kadib markii ay sheegeen in Ismaciil loo aqoonsaday inuu yahay argagixiso...

News in English

Somalia’s Vigilante to Eradicate al-Shabaab

In a country that is never short of hot button issues, lately the Ma’wisley issue has been stirring the strongest emotions and widely broadening the political...

Xulka Allbanaadir