Thursday, April 18, 2024

Saraakiil & dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo caawa lagu laayey duleedka Aw-dheegle

Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa Midowga Midowga Afrika ee AMISOM ayaa fiidnimadii hore ee caawa duqeyn ku dilay saraakiil iyo ciidamo ka tirsan kooxda...

Dowlada Somalia oo War cusub ka soo saartay xayiraadii saarneyd Magaalada Kismaayo

Illaa Dhowr diyaaradood ayaa maanta ka dagay garoonka diyaaradaha Kismaayo, iyadoo duulimaadyadii Muqdisho iyo Kismaayo ay dib u bilowdeen. Isbedelkan ayaa yimid ka dib markii...

Madaxweyne Farmaajo oo dhaleeceyn kala kulmay sawir uu la galay Col. Tuke

Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqanaya dalka Maraykanka ayaa cambaareyn kala kulmay sawir uu la galay Yuusuf Cabdi Cali Tuke oo ka tirsanaa...

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo la kulmay Mr. Cesar Arroyo & xubno la socday (Sawirro)

Xarunta aqalka Dowlada Hoose Xamar ayuu ka Dhacay Kulan u Dhaxeeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)...

Boqolaal dhalinyaro ah oo lagu xirxiray xabsiyada Magaalada Jigjiga (Sawirro)

Taliyeyaasha ciidamada amaanka ee Dowlad degaanka Soomaalida ayaa sheegay in hawlgalo ay ciidamada ka fuliyeen xaafado ka mid ah magaalada Jigjiga lagu soo xiray...

Dhaxal sugaha Boqortooyada Ingiriiska oo qaaday talaabo naftiisa halis gelineysa (Sawirro)

Prince Harry oo u jira safka dhaxal sugeyaasha boqortooyada Ingiriiska ayaa booqasho uu ku marayo Koonfurta Qaaradda Africa ku daray waddanka Angola, si uu...

Maxaa Keenay in Laga Noqdo Saldhigii Military ee Imaaraat-ka Laga Siisyay Berbera ?

Waxaa in badan laga faalooday, hadalkii madaxwayne Muuse Biixi uu ka jeediyay Berbera iyo kii ka danbeeyay ee Burco, waxana muuqatay in cid kastaa...

Dibindaabyadii Uhuru Kenyatta iyo Rogaal Celintii Madaxweyne Farmaajo !!!

Shirweynaha QM oo ah madasha ugu weyn diblomaasiyadda caalamka, ayaa September 24, 2019 si rasmi ah uga furmay magaaladda New York. Shirka waxaa ka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs