Tuesday, April 16, 2024

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Warqad u diray dowladaha saaxiibka la ah Soomaaliya

Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa beesha caalamka ugu baaqay in si deg deg ah ay uga qayb qaataan dadaallada naf-badbaadinta...

Shacab iska wareejiyay Dhagxaan lagu xiray Wadooyin kuyaala Muqdisho (Daawo Sawiro)

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay dhagxaan lagu jaray wadooyin kuyaala xaafado katirsan degmooyinka Kaaraan iyo Yaqshiid, waxaana dadka xaafadahaasi ku dhaqan saakay kusoo tooseen wadooyinkii...

Sheekh Shariif oo sheegay in aysan marnaba aqbali karin in Xoogaga Wadaniyiinta ay…

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta loo doortay in uu Hogaamiyo  Madasha Xisbiyada Qaran oo ay ku midoobeen qaar kamid ah xisbiyada...

Dacwad culus oo lagu soo oogay Xildhibaankii ka careesiiyay Madaxweyne Deni !!

Xeer ilaalinta maamulka Puntland ayaa dacwad culus oo xasaanad ka qaadis iyo dacwad kusoo oogid ka gudbiyay Xildhibaan Cawil Xasan Daad oo dhawaan su'aalo ka...

Kenya oo sheegtay in Al Shabaab dileen xubno iyaga katirsanaa oo Xabsi ku jiray

Dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa weerar xoogan ku qaaday  xarun boolis oo ku taala koonfurta magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi bari dalka Kenya,...

Galmudug oo si adag uga hadashay Dilka Hogaamiyihii Daacish Abuubakar Al-Baqdaadi

Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Shaakir Cali Xasan oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Dhuusomareeb ayaa ka hadlay dilkii ciidamada Mareykanka u geesteen Hogaamiyihii kooxda Daacish Abuubakar...

Su’aalo laga keenay Heshiis ay Dowlada la saxiixatay Shirkada Royal Dutch Shell & Exxon

Wasaaradda Betrolka & Macdanta Xukuumada Soomaaliya ayaa bishii June ee sanadkan dalka Holland heshiis kula saxiixatay  Shirkadda Royal Dutch Shell & Exxon , waxaana heshiiskan...

Itoobiya oo 30-sano kadib wax ka badaleysa Siyaasadii ay kula dhaqmaysay Soomaaliya

Dowlada Itoobiya waxaa taladeeda la wareegay hogaan cusub oo dalkaasi u horseeday isbadal dhinacyo badan ah, waxaana xaalada dalkaasi uu hada ka duwan yahay...

Xukun adag oo lagu riday Gudoomiye Degmo oo xiriir la lahaa Al Shabaab

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida Somaliya ayaa xukuno isugu jiray dil toogasho  iyo xabsi daa'in ah ku riday dad loo heestay in...

Maxaa keenay in Xisbiga Wadajir uu ka baxo Madasha Asxaabta Mucaaradka?

Xisbiga Wadajir ee uu hogaamiyo siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa faahfaahin ka bixiyey sababta ay uga baxeen madasha axsaabta mucaaradka oo maanta isku raacay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs