Wasiirka A/Dibadda Somalia oo sagootiyay Safiir dhameystay muddo xileedkiisa shaqo (Daawo Sawirro)
asiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa quraac sharafeed u sameeyay Mudane Mohammed Yousuf Ibrahim Abdulmanan Safiirka Jamhuuriyadda aanu...
Afrika oo markii ugu horeysay marti gelineysa Tartanka Olombikada dhallinyarada
Senegal ayaa noqoneysa dalkii ugu horeeyey afrikaan ah ee martigalin doona ciyaaraha xilliga qaboobaha ee Olombikada dhallinyarada sannadka 2022ka.
Guddiga caalamiga ah ee olombikada ee...
Madaxda sare ee Galmudug oo la kulmay C/kariin Shiikh Muuse Qalbi Dhagax (Daawo Sawirro)
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta xafiiskiisa Magaalada Dhuusamareeb kulan kula yeeshay wafdi uu hogaaminayo Cabdikariin Shiikh Muuse Qalbi Dhagax oo ah sarkaal ka...
Maraykanka oo soo saaray War ku saabsan Suxufiga lala’ yahay ee Jamal Khashoggi
Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka, Mike Pompeo ayaa ugu baaqay Sacuudiga inay taageeraan baaritaan cad oo lagu sameeyo suxufiga la la’yahay ee Jamal Khashoggi, kaasi...
Maxay ka wada hadleen Guddoomiyaha Aqalka Sare & danjire Nicholas Haysom? (Daawo Sawirro)
Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Cusub ee Qaramada-Midoobay Somalia, Nicholas Haysom.
Kulanka ayaa...
Ciidamo Soomaali iyo Maraykan isugu jira oo xalay Sh/hoose ku dilay wadaad caan ah
Ciidamo Somali iyo ajnabi ah ayaa gurigiisa ku weerraray kuna dilayn Sheekh caan ka ahaa degmada Wanla-weyn ee Gobolka Sh/Hoose sida ay sheegayaan wararka...
Raisul Wasaare Khayre iyo wafdi uu horkacayo oo goor dhow dalka ka dhoofay
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka ka ambabaxay garoonka dayuuradaha Aadan Cabdulle, iyagoo ku sii jeeda Boqortooyada Sucuudi...
Al-Shabaab oo markii ugu horeysay ka hadashay musharaxnimada Mukhtaar Roobow
Xarakada Al-Shabaab ayaa markii ugu horeysay ka hadashay tallaabada uu afhayeenkoodii hore Mukhtaar Roobow isugu soo sharraxay xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed.
Warbaahinta Rasmiga ah...
Qalbi-dhagax oo saaka lagu soo dhoweeyey Magaalada Dhuusamareeb (Daawo Sawirro)
Cabdikariin Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) oo ka mid ah Saraakiisha Ururka ONLF oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa Magaalada Gaalkacyo ayaa saaka gaaray Magaalada Dhuusamareeb...
Boolis gacanta ku dhigay lamaane ka ganacsan jiray xubnaha jirka dadka (Daawo Sawirro)
Baaritaan ayaa lagu hayaa lamaane u dhashay dalka Mexico oo la xiray iyagoo wata xubno ka tirsan jirka bani'aadamka, iyadoo lala xiriiriyay dilka labaatan...