Thursday, August 11, 2022

Soomaaliya oo 5 qodob ka faa’iidday ka qeyb galka Shir Madaxeedka 30-aad ee Afrika

Madaxweyne Farmaajo ka qeyb galkiisa Shirka 30-aad ee Madaxda Afrika  ayaa muhiimad gaar ah lahaa, maadama uu yahay shirkii ugu horreeyey ee Madaxda Afrika...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Muqdisho kula kulmay Mr. Hugh Riddell (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), ku-xigeenka Maaliyadda iyo Xog-hayaha gobolka ayaa kulan la qaatay madaxa Bangiga...

Xildhibaan Dhawaan Xasaanada laga qaaday oo Maxkamad lasoo taagayo

Madaxtooyada maamulka Jubbaland ayaa markii ugu horeesay ka hadashay Xildhibaan katirsanaa Baarlamaanka Maamulkaasi oo dhawaan xasaanada laga qaaday kadibna xabsi loo taxaabay. Madaxweyne ku xigeenka...

Wasiir katirsan Maamulka Puntland oo Boosaaso lagu dhaawacay

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi lagu dhaawacay Wasiiru Dowlaha Dekadaha Maamulka Puntland Axmed Siciid Cabdi. Sida aan wararka...

Oday dhaqameed cabasho ka muujiyey Dhul Masjid laga dhisi lahaa oo looga heysto Kismaayo

Mid ka mid ah odayaasha dhaqanka degaanada  Jubbaland ee magaalada Kismaayo ayaa sheegay in lagaga haysto si sharci daro ah dhul cabirkiisu yahay 40 x...

Duqa Muqdisho oo kulan Muhiim ah la qaatay Safiirka Turkiga ee Somalia (Daawo Sawirro)

Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow), Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Turkiga u fadhiya Soomaaliya H.E. Olgan...

Kulan ku Saabsan Horumarinta iyo Dib u dhiska dalka oo Muqdisho lagu qabtay (Daawo...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa mdaah-furay shirkii xogwaraysiga ahaa ee mashruuca Horumarinta iyo dib...

Caro ka dhalatay Su’aal ay adag tahay in laga Jawaabo oo arday la weydiiyay

Arday dhigata fasalka shanaad iskuul kuyaala dalka Shiinaha ayaa imtixaan laga qaadayay waxaa loogu soo daray su'aal xisaab ah oon suurto gal aheyn in...

Xildhibaano laga mamnuucay in ay ka baxaan Kismaayo iyo Sababta ka dambeysa

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Maamulka Jubbaland gaar ahaan kuwa siyaasad ahaan kasoo horjeeda Hogaamiyaha maamulka Jubbalabd Axmed Madoobe ayaa lagu soo rogay xayiraad dhinaca socdaalka...

Al Shabaab oo gacanta ku dhigtay Diyaarad kusoo dhacday Deegaan ay maamulaan

Dagaalyahano katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa gacanta ku dhigay bur burka qaar kamid ah Diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn oo kusoo dhacday Deegaanka Beerxaani...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir