Thursday, April 18, 2024

Shacabka Muqdisho oo hal arin darteyd uga niyad jabay Gudoomiye Cumar Finish

Shacabka magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay hadal markii la magacaabay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Finish jeediyay oo ahaa in uu furayo...

Federaalka fasahaaday ee Soomaaliya iyo Dhibaatooyinka ka dhalan kara !!

Aduunka waxaa ka jira sedax System oo Dowladnimada lagu dhiso (Unitary, Federal iyo Confederate) 206 dal ee aduunka ka jira ee UN-ka aqoonsan tahay inta...

Madaxweyne Farmaajo oo Villa Somalia kula kulmay Shiikh Umal & xubno kale (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xarunta Madaxtooyada kula kulmay xubno matalayey isxilqaameyaasha howlaha Gurmadka Fatahaadaha ee qaar ka mid ah...

(Sawirro) Axmed Madoobe oo digniin culus siiyey Masuuliyiin ka tirsan Jubbaland

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa caawa kulan la qaatey agaasimayaasha wasaaradaha iyo gudiyada madaxa banaan ee Dowlad goboleedka Jubbaland. Kulankan oo ay ujeedadiisu ahayd hubinta...

Beesha caalamka oo War ka soo saartay heshiiskii Madaxda Somalia iyo Kenya (Akhriso)

Bayaan ay si wadajir ah u soo saareen beesha caalamka ayaa lagu soo dhoweeyey heshiiskii magaalada Nairobi ay maalmo ka hor ku gaareen Madaxweyne...

Ciidamo beeleedkii Xoogga ku galay Boosaaso oo ka baxay & Sababta ka dambeysa

Ciidamo iyo Maleeshiyo beeleed uu hogaaminayay Ciise Yulux oo maalmo ka hor magaalada Boosaaso xoog ku galay ayaa galabta ka baxay magaaladaas, ka dib...

Xildhibaan Fiqi oo faahfaahin ka bixiyey kulankii Fahad Yaasiin & Shiikh Shariif

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah golaha shacabka Somalia, xubina ka ah siyaasiyiinta mucaaradka eek u bahoobay madasha xisbiyada Qaran ayaa faahfaahin...

Muuse Biixi oo eedeeyey Farmaajo, kana hadlay xanibaadii Shiikh Shariif & Xasan Shiikh

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ee uu hogaamiyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay waddakasta u martay sidii ay dowladdiisa cunaha...

Qarax dhimasho iyo dhaawac geystay oo ka dhacay garaash ku yaalla Muqdisho

Ugu yaraan labo ruux ayaa ku dhimatay qarax galabta ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degmadaas. Qaraxa...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs