Saturday, April 20, 2024

Deg Deg :Madaxweyne Farmaajo oo aqbalay xil ka qaadista Ra’isul Wasaare Kheyre

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo waxaa soo gaartay go’aanka ay Xildhibaannada Golaha Shacabka codka kalsoonida kala noqdeen Xukuumadda Ra’iisul-Wasaare Xasan...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo kusoo wajahan Muqdisho iyo abaabul xoogan oo socda

Ra'isul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ku sugan magaalada Dhuusomareeb ayaa saacadaha soo aadan la filayaa in uu kasoo dego garoonka diyaaradaha...

Wararkii Ugu Dambeeyay kalsooni kala noqoshada Xukuumada Ra’isul Wasaare Kheyre

Kulan Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ku yeesheen xarunta Villa Hargeysa ayaa kusoo dhamaaday buuq kadib markii xildhibaanada qaar keeneen mooshin xilka...

Deg Deg : Gudoomiye Mursal oo shaaciyay in Kalsoonida lagala noqday Ra’isul Wasaare Kheyre

Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo kulan ku lahaa xarunta Villa Hargeysa ayaa foodo kusoo dhamaatay kadib markii xildhibaano katirsan golaha shaaciyeen...

Kulankii Xildhibaanada Golaha Shacabka oo goordhaw Fowdo isku bedelay iyo Wasiiro …

Waxaa goordhaw foodo iyo buuq uu ka bilawday xarunta KMG ee ku shiraan Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ,kadib markii halkaasi ka...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Cadaado goordhaw geeyay Madaxweyne Deni (Sawirro)

Madaxweynaha maamulka Galmudug Maxamed Cabdi Kaariye uu wehliyo Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa goordhaw si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Cadaado...

Siyaasi sheegay in uu socdo Qorshe lagu fashilinayo Shirka Dhuusomareeb iyo Mooshin xilka…

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in uu socdo qorshe ay wadaan Gudoonka Baarlamaanka oo la doonayo in lagu fashiliyo natiijada shirkii...

Ruushka oo Tijaabiyay Hub nuuciisa aan horey loo arkin iyo dowlado walaac ka muujiyay

Dowlada Ruushka ayaa la sheegay hawada Sare ku tijaabisay hub casri ah oo nuuciisa aan horey loo arag, waxaana tijaabadan cusub durba walaac xoogan...

Gudoomiye Degmo oo lagu jirdilay magaalada Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Ciidamo katirsan ilaalada aqalka dowlada Hoose ee Xamar ayaa lagu soo waramayaa in jirdil u geesteen Gudoomiyaha degmada Warta Nabada Saynab Maxamuud Warsame (Xaabsey). Sida...

Jubbaland iyo Hirshabelle oo soo magacaabay Guddiga Farsamo ee Hanaanka Doorashooyinka

Madaxweynayaasha maamulada Jubbaland iyo Hirshabelle ayaa soo magacaabay guddiga farsamo ee maamuladaasi ku matali doona ka baaraan dagida hanaanka doorashada dalka ay noqon doonto. War...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs