Saturday, April 20, 2024

Taliyihii Ciidanka Danab oo xilka laga qaaday & taliye kale oo lagu bedelay

G/lle Ismaaciil  Cabdimalik Maalin Taliyihii ciidanka  Kumandooska Danab ayaa xilka laga qaaday, xili dhowaan shaqo joojin lagu sameeyey isagoo xabsi guri ku ahaa xarunta...

(Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan xog wareysi iyo wadatashi ah la yeeshay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La Socodka...

Xuska 14-ka Oktoobar oo Muqdisho lagu qabtay & Madaxda DF oo ka qeyb gashay...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ka qayb galay kulan duco ah oo lagu xusayay Shuhadadii ku shahiiday weerarkii arxandarada...

Lafta-gareen oo qaabilay Wakiilada QM, Midowga Yurub, IGAD & Midowga Afrika (Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo kuso dhoweeyey Wafdi uu Hogaaminayey Wakiilka Qaramada Midoowey uqaabilsan Arimaha Soomaaliya...

Maraykanka: ” Waxaan xoojinaynaa garabka aan DF ku siino dagaalka argagixisada”

Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay la murugooneyso shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed oo maanta u baroordiiqaya xuska 14-kii Oktoobar 2017 oo ku beegan...

Ra’isul Wasaaraha Somalia oo ku dhawaaqay qorsheyaal ka dhan ah Al-Shabaab

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Roobe ayaa sheegay in dowladda la imaaneyso qorsho lagula dagaalamayo Al-Shabaab. Rooble oo hadal maanta ka jeediyay munaasabad lagu qabtay...

Wiil dhalinyaro ah oo lagu dilay Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Askari ka tirsan ciidamada amaanka DF ayaa saaka ku dilay magaalada Muqdisho wiil dhalinyaro ah oo magaciisa lagu sheegay Liiban Abeesow. Dilkan ayaa ka dhacay...

Dowlada federaalka oo ciidan Kumandoos ah u dirtay xadka Somalia & Kenya (Sawirro)

Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamo hor leh ka dejisay degaano ka tirsan Gobolka Gedo, kuwaasoo la sheegay inay ka mid noqon doonaan Ciidamada ilaalinaya Amniga...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs