Thursday, April 25, 2024

Dowlada oo kahor timid Guddiyadii Doorashada ay soo Magacaabeen Jubbaland & Puntland

War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada arimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumada Soomaaliya ayaa looga hor yimid Guddiyada doorashada Heer Dowlad goboleed ee xalay soo magacaabeen...

Mashruucii Trump hubka uga iibinayey Sacuudiga & Imaaraatka oo la hakiyay

Dowladaha Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ayaa ka walaacsan go'aan kasoo baxay Xukuumada uu hogaamiyo Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Joe Biden oo hakiyay mashruuc...

Midowga Musharaxiinta oo Digniin adag u diray Madaxweyne Farmaajo

War saxaafadeed goordhaw kasoo baxay Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay magacaabista Guddiga doorashada ee soo magacaabeen maamulada Puntland iyo Jubbaland. Midowga...

Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya oo goordhaw gaaray Gobolka Gedo

Wasiiro katirsan Xukuumada Soomaaliya ay wehliyaan saraakiil ciidan iyo masuuliyiin kale ayaa goordhaw gaaray degmada Doolow ee gobolka Gedo, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay masuuliyiin...

Musharax Kheyre oo Balan qaad weyn u sameeyay Haweenka Soomaaliyeed (Daawo Sawirro)

Musharrax Madaxweyne Xasan Cali Khayre oo si qota dheer uga hadlay muhiimadda ay dowadnimada u leedahay xaqiijinta iyo kor u qaadidda qoondada haweenka, ayaa...

Isticmaalka Baraha Bulshada oo dhaawac u geesanaya Maskaxda Dhalinyarada

Isticmaalka badan ee baraha bulshada wuxuu dhaawac u geysanayaa maskaxda dhalinyarada, sida lagu ogaaday daraasad cusub oo lasoo saaray. Cilmi baadhis ay sameysay hayadda waxbarashada...

Akhriso Magacyada :Xubnaha Guddiga Doorashada ku matalaya Jubbaland iyo Puntland

Maamulada Jubbaland iyo Puntland oo horey uga biyo diidanaa magacaabista xubnaha guddiga doorashada Heer maamul goboleed ayaa ugu dambeesay soo magacaabay xubnaha guddiga ku...

Madaxda Puntland iyo Jubbaland oo Go’aan Wadajir ah ka qaatay Doorashada (Akhriso)

Kadib dadaalo is daba jooga ah oo Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka wadeen, waxaa qabsoomay shirarkii Dhusamareeb 1, 2, 3 iyo shirkii wadatashiga...

(Sawirro) Mid ka mid ah Isbitaalada ugu casrisan Bariga Afrika oo Muqdisho laga dhisay

Magaalada Muqdisho waxaa dhowaan laga hirgeliyey Isbitaalka Takhasusiga ah ee Dalmar (Dalmar Specialist & Teaching Hospital) oo ka mid noqonaya kuwa ugu casrisan geeska...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs