Thursday, April 25, 2024

Ra’isul Wasaare Rooble oo tacsi ugu tagay Qoyska Cali Mahdi Maxamed (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday gogosha tacsida Allaha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya marxuum Cali Mahdi Maxamed. Ra’iisul...

Kenya oo lumin doonto Jaziirada Lamu haddii Soomaaliya ku guuleysato Dacwada ICJ taala

Dowlada Kenya ayaa go'aansatay in banaanka ka joogto dhageesiga garmaqalka dacwada badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya oo isniintii ka bilaabatay Maxkamadda Caddaaladda Adduunka ee...

Maamule shaqadiisa ku waayay fal fool xun uu ku kacay iyo hadal heyn ka...

Maamule Iskuul oo u dhashay dalka Koonfur Afrika ayaa shaqo joojin lagu sameeyay , kadib markii fal caro badan ka abuuray gudaha dalkaasi kula...

Dowlada Soomaaliya oo bogaadisay Bandhig cajiib ah ay sameeyeen Qareenada Difaacayay

Waxaa lasoo gaba-gabeeyey wareeggii 1-aad ee dhageesiga dacwada badda ee u dhaxeesay Soomaaliya iyo Kenya, iyadoona xusid mudan tahay in Kenya aysan qeyb ka...

(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Qoor-qoor iyo xubnaha Midowga Musharaxiinta?

Madaxweynaha dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho caawa casho sharaf ugu sameeyey xubnaha Midawga Musharixiinta xilka...

Dowlad ka laabatay go’aan Haweenka looga mamnuucay Xijaabka & Indha-shareerka

Dalka Srilanka ayaa sheegay inaysan qaadan doonin go’aankeedii ugu dambeeyay ee mamnuucaya xijaabka iyo indha-shareerka oo ay xirtaan haweenka Muslimiinta ah maalmo ka dib...

Maxaa ka run ah halista laga sheegayo talaalka AstraZeneca ee Somalia la keenay?

YAA SOO SAAREY TALAALKA ASTRAZENECA VACCINE? Talaalkaan Oxford-AstraZeneca waxaa si wada jir ah iskaga kaashadey in ay soo saaraan jaamacadda Oxford iyo shirkada daawooyinka Astrazeneca....

Maxay Somalia soo bandhigtay Maalintii labaad dhegeysiga dacwada Badda?

Dhagaysiga dacwadda Soomaaliya iyo Kenya ee maxkamadda Hague ayaa lasoo gabagabeeyey maalintii labaad oo ay hadalkooda sii wateen qareennada u doodaya Soomaaliya. Labada qareen ee...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs