Thursday, March 28, 2024

Puntland oo 8 Shuruud oo aad u adag ku xirtay ka qeyb galka Shirka...

Maamul goboleedka Puntland ayaa shuruudihii ugu adkaa ku xiray ka qeyb galka shirka uu iclaamiyay Madaxweyne Farmaajo ee looga hadlayo muranka ka taagan arimaha...

Madaxweyne Farmaajo oo ka Tacsiyadeeyay Geerida Ugaas Xasan Ugaas Khaliif

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada Gobolka Hiiraan ee...

Ugaas Cabdulaahi Ugaas Xaashi oo ka tacsiyadeeyay geerida Ugaaska Beesha Xawaadle

Ugaas Cabdulaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde oo ah Ugaaska guud ee Beesha Murusade ayaa isaga oo ku sugan dalka Turkiga caawa ka tacsiyadeeyay geerida...

Beesha Caalamka oo War kasoo saartay Rabshadihii Muqdisho iyo Muranka Doorashada

War saxaafadeed si wadajir ah goordhaw usoo saareen Wakiilada beesha caalamka ee Soomaaliya ayaa looga hadlay rabshadihii jimcihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho iyo muranka...

Ugaaska Beesha Xawaadle oo Caawa ku geeriyooday magaalada Muqdisho

Allaha u naxariistee waxaa goordhaw isbitaal kuyaala magaalada Muqdisho ku geeriyooday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo ahaa Ugaaska guud ee beesha Xawaadle. Sida aan wararka...

Ciidamo Itoobiyaan ah oo katirsanaa Howlgalka Q/M oo diiday in dalkooda lagu celiyo

Ciidamo Itoobiyaan ah oo katirsanaa howlaglka nabad ilaalinta ee Qaramada Midoobay ayaa diiday in dalkooda dib ugu laabtaan, waxaana soo baxaya warar ku aadan...

Akhriso: Saddex xaqiiqo oo ay Is-moogeysiinayaan Musharrixiinta Mucaaradka

Inkastoo, midowga musharraxiinta dad aqoon iyo xirfadba leh loo nisbeeyo inay isku bahaysteen, haddana hab-fekerkooda, hab-dhaqankooda iyo damacooda dowladnimo waxaad mooddaa mid ka arradan...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs