Wednesday, April 24, 2024

Turkiga oo War ka soo saaray khilaafka dhinacyada Siyaasada Soomaaliya

Turkiga ayaa sheegay inuu ka walaacsan yahay heshiis la’aanta dhinacyada siyaasadda Soomaaliya iyo dib u dhaca ku yimid hanaanka doorashada dalka. War-saxaafadeed ay soo saartay...

Wasiir Dubbe oo u digay danjireyaal shisheeye oo faragelin ku haya arrimaha Somalia

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abokar Dubbe ayaa ugu baaqay Danjireyaasha dalalka shisheeye u fadhiya dalkeenna ilaalinta madaxbannaanida iyo qarannimada Soomaaliya. Dubbe ayaa...

(Sawirro) Sidee C/rashiid Janan loogu soo dhoweeyey degmada Belad-xaawo?

Waxaa maanta Beled Xaawo lagu soo dhaweeyay wasiirkii amniga ee Jubaland Cabdirashiid Janan oo la sheegay inuu heshiis la galay Dawladda Federaalka ee Soomaaliya. Mas'uuliyiin...

Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay heshiiska ay la gashay C/rashiid Janan

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Xukuumada Somalia C/raxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa shaaciyey C/rashiid Janan oo ahaa Wasiirkii amniga Jubbaland uu heshiis la gaaray DF. Al-Cadaala ayaa ka...

Wararkii ugu Dambeeyay kulan dhax maray Fahad Yaasiin iyo Cabdirashiid Janan

Wararka ka imaanaya degmada Baled Xaawo ee gobolka Gedo ayaa ku waramaya in halkaasi ay gaareen taliyaha ciidanka Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Fahad...

Beesha Caalamka oo ka digtay Doorasho Hal dhinac ah iyo Mudo kororsi

Qoraal goordhaw kasoo baxay Saaxiibada beesha Caalamka ee Soomaaliya taageera ayaa looga digay in dalka ka dhacdo doorasho hal dhinac ah ama la sameeyo...

Labo Dhalinyaro ah oo goordhaw lagu dilay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Kooxo biskoolado ku hubeesan oon heebtooda la garan ayaa goordhaw degmada Waabari gaar ahaan agagaarka Baar ha i dhaafin waxa ay ku dileen labo...

Kenya oo amar ku bixisay in 14-maalmood gudahood lagu xiro xeryaha Dhadhaab iyo Kakuma

Dowlada Kenya ayaa ku amartay hay’ada qaxootiga aduunka ee UNHCR in ay la timaado 14-cisho gudahood qorshihii lagu xiri lahaa xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab...

Banaan bax weyn oo lagu soo dhaweenayo Cabdirashiid Janan oo ka socda Baled Xaawo

Degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo waxaa ka socda banaan bax balaaran oo lagu soo dhaweenayo Wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan oo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs