Thursday, March 28, 2024

Donald Trump oo weerar afka ku qaaday Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden

Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa markii ugu horeesay goob fagaare ah khudbad ka jeediyay tan iyo markii xilka Madaxweynaha ka degay...

Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo maanta kulan xasaasi ah yeelanaya

Ra'isul Wasaaraha Xil gaarsiinta Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wadaa in kulan xasaasi ah la qaato Midowga Musharaxiinta Mucaaradka ee fadhigoodu...

Somalia: Dad fara badan oo 24 saac gudahood laga helay cudurka Coronavirus

Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa shaacisay tirada kiisaska cudurka Coronavirus ee 24 saac ee u dambeeyay laga heley dalka. Waxaa cudurka laga heay 266...

Cumar Cabdirashiid: “Waa ayaan daro weyn caqabadaha hortaagan doorashada”

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa ka hadlay Xaalada siyaasadeed ee Soomaaliya, xili khilaaf xoogan uu ka taagan yahay doorashada,...

(Sawirro) Dad badan oo ku dhintay rasaas lagu furay dad dhigayey dibed cabasho ah

Booliska Myanmar ayaa rasaas ku furay dad dibadbaxyo ka dhigayay dalkaas kuwaasoo kasoo horjeeda militeriga xukunka la wareegay. Shaqaalaha caafimaadka waxay sheegeen in ugu yaraan...

Maxaad ka taqaan harada Mucjisada ee ay daadsan yihiin lafaha Bani’aadamka?

Dhulka sare ee buuraha Himalayas ee dalka Hindiya waxaa ku taalla haro ay daadsan yihiin kumanaan lafaha banii'aadanka. Haradan oo lagu magacaabo Roopkund ayaa dhacdaa...

Isir sifeyn ka socota Tigray oo la ogaaday iyo Warbixin Qarsoodi ah oo laga...

Warbixin qarsoodi ah oo ay diyaarisay dowladda Mareykanka, islamarkaana uu helay wargeyska The New York Times ayaa lagu sheegay in Ethiopia ay wado “olole...

Dilal Goordhaw ka dhacay Suuqa Bakaaraha iyo Faah Faahino aan ka helnay

Waxaa goordhaw gudaha Suuqa Bakaaraha gaar ahaan boosteejada laga raro baabuurta ceelsha biyaha aada lagu dilay labo nin oo dhalinyaro ah halka mid kalana...

Rooble oo kulan arimo xasaasi ah looga hadlay la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka 

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay wakiillada beesha caalamka, waxa uuna kala hadlay arimo dhoor...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs