Thursday, April 18, 2024

IGAD oo War ka soo saartay xaalada murugsan ee Siyaasada Somalia (Akhriso)

War saxaafadeed uu soo saaray Urur Goboleedka IGAD ayaa waxaa loogu baaqay dhinacyada siyaaadda Soomaaliya iney isugu yimaadaan wada hadalka, si loo gaaro is...

Beesha Gugundhabe oo Shir ku yeelatay Muqdisho Baaqna soo saartay (Daawo Sawirro)

Waxaa magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Siyaasiyiin, Waxgarad, Aqoonyahno iyo dhalinyaro kasoo jeeda Beesha Gugundhabe Hawiye, waxa ayna shirkan uga arinsanayeen xaalada siyaasadeed ee...

Maxay tahay digniinta culus ee Madaxweyne Putin siiyey dalalka reer Galbeedka?

Madaxweynaha dalka Ruushka, Vladimir Putin, ayaa waxa uu ka digay inuu si degdeg ah oo adag u wajihi doono dalkasta ee ku soo xadgudba...

Dowlada Turkiga oo si weyn uga Carootay talaabo uu qaaday Wasiirka Difaaca Sweden

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Turkey ayaa u yeertay safiirka Sweden ee Ankara, si ay uga ashtakooto xiriir dhex maray laba wasiir oo Swedish ah iyo...

Madaxweyne Farmaajo oo Saacado kadib ka hadlay Dilka Madaxweynihii Chad

Madaxweynaha  Soomaliya Mudane, Maxamed Cabdallaahi Farmaajo, ayaa saacado kadib ka tacsiyadeeyay Geerida ku timid Madaxweynihii dalka Chad Idriss Deby, oo lagu dilay dagaal ka...

Madaafiic lagu garaacay Xarunta Villa Soomaaliya iyo Khasaaro ka dhashay (Sawirro)

Waxaa goordhaw tiro madaafiic ah lagu garaacay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya oo kutaala degmada Wardhiigley, madaafiicda qaarkood ayaana ku dhacay xaafado iyo xarumo kale oo...

Dowlada oo shaacisay in Duqeyn lagu dilay Saraakiil katirsan Ururka Al Shabaab

Saraakiil katirsan ciidanka milatariga Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta dowlada ayaa sheegay in duqeyn diyaaradaha dagaalka Mareykanka ka fuliyeen gobolka Shabeelaha Hoose lagu dilay...

Hormuud Salaam Foundation oo Deeq gaarsiisay Barakacayaal ku sugan Dharkeenley (Sawirro)

Hay’ adda Hormuud Salaam Foundation ayaa Maanta Deeq gaarsiisay Dadka kasoo  Barakacay Gobolka Shabeellaha hoose, iyadoo deeqda ku wareejisay Markazu Raxma si ay ugu...

Lafta Gareen oo Gudoomiyay Shir ay ka qeyb galeen Saraakiil Ingiriis ah (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa shir gudoomiyey shirka gollaha amniga dowlad goboleedka koonfur galbeed oo todobaadkan ay ka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs