Saturday, April 20, 2024

Faah Faahin buuxda oo laga bixiyay Sida uu u dhacay dilka Gudoomiyihii Degmada Hodan

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta bilowday dhageysiga kiiska dilka Gudoomiyihii degmada Hodan Cabdikariin Dhegajuun oo horaantii sanadkan magaalada Muqdisho ku dileen...

Dowlada Turkiga oo baadi goobeysa nin la baxsaday lacag gaareysa 2 Bilyan Dollar

Dowlada Turkiga yaaa baadi goob xoogan ugu jirta soo qabashada nin lagu eedeeyay in lacag gaareysa 2 Bilyan oo dollar kala baxsaday dad badan...

Dowlada Somalia oo kahor timid in AMISOM la socoto Dhaq dhaaqa ciidanka Dowlada

Xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa si adag uga hor timid go'aankii dhawaan kasoo baxay Golaha amniga & nabadgalyada Midowga Afrika oo ciidamada AMISOM faray in...

Weerar Khasaaro geestay oo loo adeegsaday Toorey oo ka dhacay magaalada Paris

Magaalada Paris ee caasimada dalka Faransiiska waxaa ka dhacay weerar loo adeegsaday toorey oo lagu dilay haweeney katirsaneyd ciidanka booliiska Faransiiska, waxaana weerarkan lagu...

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo War cusub kasoo saaray Xaalada Soomaaliya

Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa mar kale walaac xoogan ka muujiyay xaalada siyaasadeed ee xiligan ka taagan Soomaaliya gaar ahaan khilaafka ka dhashay...

Nin 15 sano iska qaadan jiray lacag uusan shaqeysan iyo sida ay ku dhacday...

Shaqaale isbitaal ku yaalla dalka Talyaaniga ayaa lagu eedeeyay inuusan shaqada imaan jirin isagoo shaqaale buuxa u diwaan gashnaa muddo 15 sano ah, sida...

Midowga Yurub oo ka hadlay Go’aankii shalay kasoo baxay Midowga Afrika

Midowga Yurub ayaa taageeray u muujiyay go’aankii shalay kasoo baxay Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika ee  ku aadaneyn xiisada siyaasadeed ee dalka gaar...

Madaxweyne Farmaajo oo la sheegay in ay ku dhacday sadex dharbaaxo oo xiriir ah

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa guul darooyin siyaasadeed lasoo darseen tan waxii ka dambeweyay markii Xildhibaanada golaha shacabka ku darsadeen...

Shiikh Shariif oo ka hadlay go’aankii Midowga Afrika ka qaatay Muddo kororsiga

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Mucaaridka ayaa soo dhoweeyay go'aankii Midowga Afrika ka soo saaray xaalada Soomaaliya...

Midowga Yurub oo ka fiirsanaya inuu dacwad ku oogo shirkadda AstraZeneca

Midowga Yurub ayaa qorsheynaya inuu dacwad ku soo oogo shirkadda dawooyinka sameysa ee AstraZeneca, ka dib markii muddooyinkii ugu dambeeyey ay dhibaatooyin xagga caafimaadka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs