Thursday, March 28, 2024

Dowladaha Mareykanka iyo UK oo u hanjabay Madaxda DF iyo kuwa maamul goboleedyada

Madaxda dowlada federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka ayaan wali ku heshiin doorashada waqtigeeda la dhaafay ee dalka ka dhaceysa, waxaana wali khilaaf...

Madaxweynaha Galmudug oo ku qasbanaaday in uu maanta aado Dhuusomareeb

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta lagu wadaa in uu gaaro magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Galmudug uu ka maqnaa...

Haabiil Axmed Cabdullaahi oo lagu dilay Canada iyo Hubkii lagu dilay oo la helay

Magaalasa Toronto ee caasimada dalka Canada waxaa lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabayay Haabiil Axmed Cabdullaahi Xasan oo ahaa 21 sano jir Somali-Canadian...

(Daawo Sawirro) Ciidamada PSF oo howlgal ku dilay xubnihii ugu badnaa Daacish

Howgal  qaatay 48-saac oo ay ciidamada PSF ku qaadeen degaannada Baraagaha Madax Madow iyo Dhabancaddo Ee Buuraha Cal Miskaat oo  hoostaga degmada Balidhidin ee...

(Daawo Sawirro) Askartii lagu dhaawacay Aw-dheegle & Bariire oo Muqdisho la keenay

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somalia Xasan Xuseen Xaaji ayaa ku booqday Isbitaalka xoogga ee magaalada Muqdisho dhaawacyada askar ka tirsan ciidanka Gorgor oo ku soo...

Al-Shabaab oo Magaalo ku taalla dalka Mozambique ka qixisay 10 kun oo qof

Xiisad ayaa weli ka taagan magaalada Palma ee dalka Mozambique kadib markii muddo ka badan toddobaad ay weeraro dhimasho geystay ka fuliyeen maleeshiyaad la...

Shirkii Madaxda DF iyo Dowlad Goboleedyada oo Maalintii 2aad natiijo la’aan dhamaaday

Shirkii Teendhada Afisiyoone ee magaalada Muqdisho uga socday madaxda federaalka, kuwa maamul goboleedyada ee Soomaaliya iyo gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa maalintii labaad la soo...

James Swan oo si kulul uga hadlay weeraradii lagu qaaday Aw-dheegle & Bariire

Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa cambaareeyay weeraradii shalay lagu qaaday fariisimaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay...

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo soo saartay qeylo-dhaan & baaq deg deg ah

Wasaaradda Caafimaadka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa walaac xoogan ka muujisay xaaladaha cudurka dilaaga ah ee Covid-19 oo degaaanada Galmudug si weyn ugu faafay. Waxaa sare...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs