Thursday, April 25, 2024

Diyaarad ay leeyihiin ciidamada Itoobiya oo ku bur burtay garoonka Diyaaradaha Xudur

Diyaarad nuuca qumaatiga u kaca oo la sheegay in ay leeyihiin ciidamada Itoobiya ayaa ku bur burtay garoonka diyaaradaha magaalada Xudur ee xarunta gobolka...

Madaxweyne Erdogan oo qaaday Talaabo ka careesiisay Midowga Yurub iyo Mareykanka

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Talaadadii ku adkeystay xal laba-dal ah oo laga hirgeliyo Qubrus, isaga oo taageeray qorshe qeyb ahaan dib loogu...

Madaxweyne Farmaajo oo bogaadiyay Guulo ay gaareen ciidanka milatariga Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku bogaadiyay saraakiisha iyo ciidamada xoogga dalka guulaha ay ka soo hooyeen howlgallada ay ka wadaan gobollada dalka ee...

Diyaarad kasoo duushay dalka Kenya oo ku dhacday Garoonka Diyaaradaha Ceelwaaq (Sawirro)

Diyaarad rakaab siday oo kasoo duushay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa ku dhacday garoonka diyaaradaha degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo, kadib markii...

Hogaamiyaal Caan ah oo la jabsaday Telfoonadooda iyo Barnaamijka-ka loo adeegsaday oo La ogaaday

Qaar badan oo hogaamiyaasha caalamka iyo dadyow kale oo caan ah ayaa laga jabsaday telfoonadooda gaarka ah , waxaana dadkaasi laga ogaaday xogo qarsoodi...

Milatariga Itoobiya oo sugaya Amar ay mar kale ku weeraraan magaalada Makalle

Taliska ciidamada milatariga dowlada Itoobiya ayaa sheegay in kaliya sugayaan amar uga yimaada madaxda sare ee dowlada si ay mar kale guluf colaadeed ugu...

Mareykanka oo War kasoo saaray Duqeyn culus oo ay la beegsadeen kooxda Al Shabaab

Mareykanka ayaa markii ugu horreysay muddo lix bilood ah weerar duqeyn ah ka geystay Soomaaliya, taas oo uu ku bartilmaameedsaday kooxda Al-shabaab, waxaana duqeyntay...

Habraaca Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka oo lasoo saaray (Akhriso)

Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer federaal ayaa soo saaray habraaca doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya iyo shuruudaha laga doonayo musharaxiinta u tartameysa kuraasta...

Madaxweyne Farmaajo oo farxada ciida la qaatay Ciidamo Milatari ah (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta farxadda Ciidda Carafo la qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku dhiirri-geliyey...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs