Thursday, April 25, 2024

Muxuu Rooble kala hadlay Wafdiga dowlada Somalia u dirtay Maxkamada ICJ? (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Maxamed xuseen Rooble ayaa kulan dhiirrigelin ah habka fogaan aragga kula yeeshay wefdiga Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka...

Xildh. Mahad Salaad oo jawaab kulul ka bixiyey hadalkii ka soo yeeray Axmed Fiqi

Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabka Somalia ayaa jawaab kulul siiyey Wasiirkii is-casilay ee Galmudug Axmed Macalin Fiqi oo galabta qabtay shir...

Maxaa looga hadlay shirkii Madaxweyne Qoorqoor & Saraakiisha AMISOM? (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Taliyaha ciidanka AMISOM iyo saraakiil uu hoggaaminayay. Kulanka ayaa looga hadlay...

Axmed Fiqi oo kashifay ujeedka Qoorqoor ka leeyahay dagaalka Ahlu sunna

Wasiirkii hore ee Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa faafhaahin ka bixiyey xaaladda cakiran Galmudug iyo sababihii keenay inuu xilka isla casilo ka dib...

Dowlada Somalia oo soo saartay amar looga guurayo dhul ku yaalla degmada Dayniile

Wasaaradda warfaafinta Somalia ayaa dadka deggan Ex- xaruntii War laliska Radio Muqdisho ugu baaqday inay baneeyaan dhulkaas. War ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu faray...

Dowlada Iran oo ugu dambeyn qarka u saaran inay hesho hubka Nuclearka

Iran ayaa soo saartay in ka badan 120 kg, oo ah macdanta uranium-ka ee la kobciyey 20 boqolkiiba, waxaa sidaas habeenkii Sabtida taleefishinka dowladda...

Khaliif Warsame Waasuge oo xilka laga qaaday & Masuul cusub oo lagu bedelay

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Ali Gudlawe Hussein ayaa xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Hay'adda Qaxootiga Mudane Khaliiif Warsame Waasuge isagoo xilkaas u Magacaabay Mudane Cabdisalaan...

Wafdi ka socda dowlada Somalia oo gaaray Xarunta Maxkamada caalamiga ah ee ICJ

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Hague, si ay goobjoog uga noqdaan go’aanka Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ  oo 12-ka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs