Thursday, April 25, 2024

R/W Rooble oo furay Shir ay kasoo qeyb galeen Wakiilada Beesha Caalamka (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta furay Madasha Arrimaha Bani’aadminimada ee Soomaaliya oo ay soo qaban qaabishay Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta...

Muslimiinta kunool Dalka Kenya oo Jimco kasta dhigaya Banaan bax ay uga soo horjeedaan…

Ciidamada amaanka dalka Kenya gaar ahaan kuwa la sheegay in ay kahor tagayaan argagaxisada ayaa beegsi joogto ah ku haya Muslimiinta kunool Kenya ,waxaana...

Jadwalka Doorashada labada kursi ee ka haray Aqalka Sare oo la shaaciyay

Guddiga Doorashada Heer Dowlad goboleed Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada labada kursi ee ka haray Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka. Qoraal kasoo baxay guddiga...

Guddiga Doorashada Heer Federaal oo Digniin adag u diray Madaxda maamul goboleedyada

Waxaa dhawaan lagu wadaa in magaalooyin kuyaala dowlad Goboleedyada dalka ka bilowdaan doorashada Xildhibaanada golaha shacabka ee Baarlamaanka  11-aad ee Federaalka Soomaaliya. Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya Shir looga hadlayo xaalada Itoobiya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu ka qeyb galo shir looga hadlayo Afgambigii ka dhacay dalka Sudan iyo...

Puntland oo kasoo horjeesatay Shir ka socda Imaaraadka Digniina u dirtay DF iyo Shirkado

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa qoraal kasoo baxay ayaa lagu shaaciyay in aysan qeyb ka aheyn shirka todobaadka Shidaalka Afrika ee ka socda dalka Imaaraadka...

Qoorqoor oo soo saaray liiska Musharaxiinta ka harsan Aqalka sare iyo Cabdi qeybdiid oo..

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa caawa shaaciyey musharaxiinta labadii kursi ee ka harsanaa xubnaha Galmudug ku metelaya aqalka sare ee Baarlamanka Somalia. Mid...

DF oo Arimo Xasaasi ah kala hadashay Golaha Ammaanka ee Midowga Afrika (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa maanta oo Talaado ah qaabilay xubnaha Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika...

Kenya oo lacag ku bixineysa soo qabashada xubno katirsan Al Shabaab iyo ISIS (Magacyada)

Waaxda Dembi Baarista Kenya ayaa ballan qaadday inay adduun dhan Sh10 milyan abaalmarin ahaan u siineyso qof walba oo warbixin ka keena shakhsiyaad loo...

Guddiga Doorashada Hirshabelle oo Beeniyay Warar saacadihii lasoo dhaafay la baahiyay

Guddiga Doorashooyinka heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen waxa ay ku beeniyeen warar been-abuur ah oo saacadihii lasoo dhaafay lagu qoray...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs