Wednesday, April 24, 2024

Dowladaha Soomaaliya iyo Pakistan oo Arrimo muhiim ah kawada hadlay (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali,  ayaa kulan-doceed la qaatay dhiggiisa Arrimaha Dibadda ee dalka Baakistaan Mudane Shah...

(Sawirro) Madaxweyne Farmaajo oo saddex arrimood kula dardaarmay Jaaliyadda Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Turkiga, isaga oo ku dhiirrigeliyey in...

Guur fadeexad abuuray oo ka dhacay Sacuudiga & Maxkamad xukun ka soo saartay

Nin u dhashay dalka Sacuudiga ayaa lagu soo warramayaa in uu furay xaaskiisa ka dib markii uu ogaaday in aabihii uu si qarsoodi ah...

Farmaajo oo kulan gaar ah la qaatay dhigiisa Mohamed Yunis Al-Menfi (Sawirro)

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan-doceed ka tirsan Shirweynaha Saddexaad ee Iskaashiga Turkiga iyo Afrika la qaatay Madaxweynaha Golaha Madaxtooyada Dalka...

Sidee Madaxweyne Deni loogu soo dhoweeyey Magaalada Baydhabo? (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Baydhabo, xarunta ku meel gaarka ah ee Koonfur...

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo soo saaray qoraal lagu soo xirayo 3 nin oo ku...

Xeer ilaaliyaha Qaranka amar ku bixiyay in la soo xiro Saddex eedeysane oo loo heysto ka ganacsiga iyo dhoofinta Dhuxusha. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Xeer...

Madaxweyne sheegay inuu ka shaqeynayo Beertiisa marka uu dhameysto muddo xileedkiisa

Madaxweynaha dalka Nigeria,  Muhammadu Buhari ayaa ku sheegay Qoraal uu Bartiisa Facebook soo dhigay inuu aado doono beertiisa marka uu dhamaado muddo xileedkiisa. Madaxweyne Buhari...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs