Saturday, April 20, 2024

(Sawirro) Hooyo Umul ah & ilmaheedii oo ku dhintay duqeyn Ruushku u geystay Isbitaal

Sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee AP Haweeney umul ah iyo canugeedii ayaa dhintay kadib markii Ruushka uu duqeeyay isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee...

Ra’isul Wasaare Rooble oo la shiray Wakiillo katirsan Beesha Caalamka (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo wakiillada beesha caalamka kala shiray xaaladda abaaraha dalka, ayaa ku boorriyay in deg deg loogu...

Ciidamada Ruushka oo burburiyay xargihii korontada ee warshadda nukliyeerka Ukraine

Ciidamada Ruushka ee duullaanka ku qaaday dalka Ukraine ayaa burburiyay xargihii korontada ee isku xirayay warshaddii hore ee Nukliyeerka ee Chernobyl iyo xarunta korontadda ee...

Ciidamada Gorgor oo gacanta ku dhigay rag la sheegay in ay katirsan yihiin Al...

Ciidamada milatariga Soomaaliya gaar ahaan kuwa kumaandooska Gorgor ayaa gacanta ku dhigay saddex nin oo dhallinyaro ah oo ciidamada sheegeen in ay katirsan yihiin...

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo isku diiwaangeliyay Doorashada Kursigii Laftagareen ku fadhiyay

Guddiga Doorashada heer dowlad goboleed Koonfur Galbeed ayaa maanta wada diiwaangelinta iyo shahaado siinta musharaxiinta u taagan kuraasta ugu dambeysa ee deegaan doorashadooda tahay...

Qorshe ay wateen Xildhibaanada Dir iyo Digil & Mirifle oo fashilmay iyo Maareeye oo...

Siyaasiyiinta ugu tunka weyn gobolada Waqooyi ee ku sugan magaalada Muqdisho iyo kuwa kasoo jeeda beelaha Digil iyo Mirifle oo shirar hoose ku yeeshay...

Fahad Yaasiin oo qorshe cajiib ah u degay Bashiir Goobe si uusan damaciisa u...

Taliyihii hore ee Hay'adda Nabad sugida Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo dhawwaan loo doortay Xildhibaan katirsan gollaha shacabka ayaa wada dadaaladii ugu dambeeyay...

Ruushka oo hub iyo taageero kale ka codsatay miod kamid ah Wadamadda Caalamka

Dowladda Ruushka ayaa duullaan culus ku qaaday dalka Ukraine oo daris la ah, Ruushka ayaana duullaanka ay ku qaadeen Ukraine ku noqday mid ka...

Habraaca Doorashada kuraasta ugu dambeysa ee lagu dooranayo Gaalkacyo oo la shaaciyay

Guddiga Doorashada heer dowlad goboleed Galmudug ayaa shaaciyay Guddiga Xulista Kuraasta ergada dooraneysa kuraasta tirsigoodu yahay HOP#018, HOP#021 iyo HOP#020 oo lagu dooranayo magaalada...

Doorasho tartan adag loo galay oo caawa ka dhacday Gaalkacyo (Yaa ku guuleystay)

Waxaa caawa la soo gabagabeeyey tirinta codadka ergadii dooraneysay xildhibaanka qaadanaya kursiga HOP095 oo caawa ay doorashadiisu ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Cabdiraxmaan...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs