Saturday, April 20, 2024

Maxkamadda sare oo saakay bilowday Dhageysiga Dacwada kursiga Fahad Yaasiin

Maxkamadda sare ee dalka ayaa goordhaw bilowday dhageysiga dacwad uu Fahad Yaasiin Xaaji Daahir qareenkiisa u gudbiyay Maxkamadda sare ee dalka oo la xariira...

Amniga goobaha lagu qabanayo Doorashada guddoonka labada Aqal oo laga shiray

Waxaa isbuuca soo socda lagu wadaa in magaalada Muqdisho ka dhacaan doorashooyinka guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka, waxaana socda diyaar garow xooggan oo...

Xubin kasoo goostay dagaalyahanada Al Shabaab oo lasoo bandhigay (Sawirro)

Ciidanka Nabad Sugida maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo bandhigay nin la sheegay in uu katirsanaa dagaalyahanada Al Shabaab , kaa oo go'aansaday in si...

Boqolaal Itoobiyaan ah oo safaf ugu jira Safaaradda Ruushka ee Addis Ababa (Sababta)

Boqolaal Itoobiyaan ah ayaa safaf dhaadheer u galay safaaradda Ruushka ee magaalada Addis Ababa si ay uga mid noqdaan calooshood u shaqaystayaasha u dagaalamaya...

(Sawirro) Muxuu Adam Abdelmoula ku soo arkay Suuqii gubtay ee Hargeysa?

Ku-xigeenka Wakiilka Xoghaya Qaramada Midoobay, ahna Isuduwaha Qaramada Midoobay iyo Xidhiidhiyaha Arrimaha Bani'aadanimo Adam Abdelmoula ayaan maanta Hargeysa booqday si uu dareenka ula qaybsado...

Milateriga Ruushka oo lagu eedeeyey iney shacab ku laayeen Magaalada Lviv (Sawirro)

Ukraine ayaa sheegtay in weerar gantaal oo Ruushku uu ku dilay magaalada Lviv todobo qof, kuwaasoo noqonaya dadkii ugu horreeyay ee rayid ah oo...

Farmaajo oo ka hadlay Weerarkii Villa Hargeysa iyo Dilkii abwaan Bedel Jaamac Xirsi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday...

Qoorqoor oo si kulul uga hadlay dilka loo geystay Abwaan Badal Jaamac Xersi

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ka tacsiyeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid allaha u raxmadee, Abwaan Badal Jaamac Xersi (Laangare),...

Qarax dhimasho & dhaawac geystay oo caawa ka dhacay duleedka Muqdisho

Qarax ayaa caawa lagu weeraray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya oo ku sugnaa degaanka Tabeellaha Sheekh Ibraahim oo ka mid ah degaanada ku...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs