Saturday, April 20, 2024

(Akhriso) Jubbaland oo shaacisay Guddiga Xulista Ergada 7 ka mid ah kuraasta taal Ceelwaaq

Guddiga Doorashada Heer Dowlad Goboleed ee Jubbaland ayaa shaaciyey Guddiga Xulista Ergada kuraasta kala ah; HoP078, HoP091, HoP087, HoP065, HoP117, HoP#119, HoP100. Waxaana la...

Aqoonyahano ka soo jeeda Beesha Murusade oo kulan ku yeeshay Muqdisho (Sawirro)

Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay caawa afur wadareed kulmiyey qaar ka mid ah aqoonyahanada beesha Murusade ee wax ku soo bartay Jaamacadaha dalka Sudan. Siyaasiyiin...

Saddexda Musharax ee ugu cadcad gudoonka Golaha shacabka iyo ku-xigeenadiisa

Waxaa si habsami leh uga socda magaalada Muqdisho diiwaan gelinta iyo shahaado siinta musharaxiinta u taagan doorashada gudoonka sare ee Golaha shacabka Baarlamanka Somalia. Doorashadan...

Dowladii labaad ee ka tirsan Yurub oo qorsheyneysa iney qaxootiga geyso Rwanda

Denmark ayaa xaqiijisay inay wadahadal kula jirto Rwanda si dalkaas ay ugu dirto dadka magangalyo doonka ah, ka dib markii tallaabo taas la mid...

Khilaaf adag oo soo kala dhex galay Maamulka Jubbaland iyo Shirkadaha dayuuradaha

Ilo xog-ogaal ah ayaa sheegay in dhammaan shirkadaha dayuuradaha ee tegi jiray magaalada Kismaayo aysan berito tegi doonin halkaas, iyagoo sameynaya shaqo joojin Arintan, ayaa...

Fahad Yaasiin oo ka hadlay go’aankii ay Maxkamadda sare ku diiday dacwadiisa (Akhriso)

La taliyaha Amniga Qaranka Fahad Yasiin Xaaji Daahir oo war qoraal ah soo saaray ayaa sheegay in uu aqbalay go'aankii ay maxkamadda sare ka...

(Daawo Sawirro) Maamulka Puntland oo Gaadiid dagaal ku wareejiyey Galmudug

Galmudug ayaa Maamulka Puntland kala wareegtay gawaari Ciidan oo sanadihii la soo dhaafay uga xayirnaa Magaalada Boosaaso ee gobolka bari. Lix gaari oo Cabdi bille...

Maxaa ka soo baxay kulan dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi & Kate Foster? (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland  Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabiley safiirka Dalka Ingiriiska u fadhiya Kate Foster oo safar shaqo ku tagtay Somaliland. Waxaa...

Guddoomiyeyaashii hore ee labada Aqal ee BF oo mar kale is sharxay isna diiwaangeliyay...

Guddoomiyaashii hore ee labada aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa mar kale isku soo sharaxay xilka...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs