Thursday, April 25, 2024

Muuse Biixi oo shacabka Hargeysa kala qeyb galay Salaad Roob-doon ah (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa bulshada ku dhaqan caasimadda Hargeysa kala qaybgalay tukashada salaad roob-doon ah oo shalay dalka oo dhan laga...

Labo ruux oo dil loogu geystay degmada Afgooye & faahfaahino ka soo baxaya

Xaafada Doolaale oo ka tirsan degmada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose waxaa maanta barqadii lagu dilay laba Ruux oo shacab ah sida ay sheegayaan wararka...

Karaash oo Wareegto ku ciil baxay, Magacaabis aan horey loo aragna sameeyey (Akhriso)

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Axmed karaash ayaa Magacaabay agaasimayaashii ugu badnaa ee mar kaliya la magacaabo Puntland kuwaasoo tiradoodu gaareyo 18 agaasime Markuu Arkay:- Dastuurka dowladda...

(Sawirro) Xukuumada Somalia oo War ka soo saartay qaraxii saaka ka dhacay Muqdisho

Afhayeenka Xukuumada Somalia Maxamed Ibraahim Macalimu ayaa cambaareeyey qaraxii saaka ka dhacay meel ku dhow isogoyska Banaadir kaasoo lala beegsaday gaari uu la socday...

Meydka Kibaki oo lagu soo bandhigay Nairobi & Madaxweyne Kenyatta oo (Sawirro)

Xarunta Baarlamanka Kenya ayaa waxaa saaka la geeyey Maydka Madaxweynihii hore ee Kenya Emilio Mwai Kibaki oo geeriyooday maalmo ka hor si shacabka dalkaas...

Qiyaastii 100 Soomaali ah oo lagu xirxiray dal bartamaha Afrika ku yaalla

Ku dhawaad boqol dhalinyaro ah oo Somali ah ayaa lagu xiray xabsiyo kala duwan oo ku yaala wadanka Zambia. Dhalinayaradan oo isugu jira wiilal iyo...

Axmed Karaash oo wareegtadii 1aad soo saaray tan iyo markii uu Deni aaday Muqdisho

Ku-simaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowladda  Puntland  oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobalka Mudug. Kusimaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland ayaa soo saaray Xeer...

Hogaamiyaha TPLF oo digniin kama dambeys ah siyey dowlada Itoobiya

Hogaamiyaha TPLF Debretsion Gebremichael ayaa dowlada Itoobiya ku eedeeyey iney xanibaad iyo cuno qabateyn ku heyso shacabka gobolka Tigray Warqad dheer oo uu u diray...

Faahfaahin: Haweeney caan ka aheyd barta Tiktok iyo Ilmo yar oo lagu dilay Boosaaso

Waxaa soo baxaya Haweeney iyo ilmo yar oo xalay saqdii dhexe lagu dilay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari Marxuumad Raaqiyo Faarax ayaa sida la sheegay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs