Thursday, August 6, 2020

Dowlada Itoobiya oo Warshad yaab leh ka furtay Magaalada Addis ababa (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Itoobiya ayaa xarigga ka jaray warshad cusub oo koronto, taas oo wasakhda u badali doonta tamar. Waxaa la rumaysan yahay in warshaddaasi ay tahay...

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay Munaasabadda Ciidul- adxaa, shacabkana hambalyo u diray

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa. Madaxweyne Farmaajo waxa uu Alle uga baryey...

(Daawo Sawirro) Ciidamo uu horkacayo Jen. Caanood oo howlgalo ka wada magaalada Marko

Ciidamo uu hogaaminayo abaanduulihii xilka laga qaaday ee ciidanka XDS Jen. C/llaahi Cali Caanood oo shalay gaaray magaalada Marko ee gobolka Sh/hoose ayaa magaaladaas...

Sidee shacabka Muqdisho ugu diyaar garoobeen soo dhoweynta Munaasabada Ciidul adxaa?

Iyadoo maalinta beri ah oo Talaado ah ay ku beegan tahay Munaasabada maalinta 1aad ee Ciidul-adxaa oo ka mid ah labada ciidood ee ay...

Dil ka dhacay duleedka Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Dabley hubeysan ayaa maanta degaanka Tabeelaha Shiikh Ibraahim ee duleedka magaalada Muqdisho waxay ku dileen askari ka tirsanaa ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya. Goobjoogayaal ayaa sheegay...

Dowlada oo dabo gal ku bilowday sida ay u socoto Shaqada Dekada Muqdisho (Daawo...

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kormeer uu ugu kuurgalayo sida ay u socdaan shaqada waxa uu ku tagay...

Wareegto uu soo saaray Madaxweyne Gaas oo lagu kala diray Golle Deegaan

Wareegto maanta kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu kala diray golihii deegaanka Degmada Badhan ee gobolka Sanaag. Kala dirista...

Madaxweynihii DDSI oo lagu baaqay in Maxkamad lasoo taago

Hay’adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Human Rights Watch ayaa ku baaqday in baaritaano qoto dheer lagu sameeyo tacadiyadii  uu geestay maamulkii uu hogaaminayay...

Somaliland oo War kasoo saartay dagaalkii ay ku dhawaaqday Puntland (Akhriso)

War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Gaashaandhiga Maamulka Somaliland ayaa looga jawaabay guluf dagaal ay shalay ku baaqeen masuuliyiin katirsan maamulka Puntland. Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland ayaa...

Xiliga rasmiga ah uu furmayo kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka oo la shaaciyay

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ku jira fasax, waxaana dhawaan la filayaa in Xildhibaanada kasoo laabtaan fasaxa ayna guda galaan shaqooyin badan oo horyaala...

LAST WEEK NEWS

Massive blast in Beirut kills at least 10 people and injures...

A huge explosion near the centre of Beirut killed at least 10 people, injured hundreds and sent shockwaves across the Lebanese capital, shattering windows...