Friday, April 19, 2024

Guddiga Diiwaangelinta Axsaabta Siyaasadda oo Muuse Biixi lagu hor dhaariyey (Sawirro)

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta Madaxweyne Muuse Biixi hortiisa ku dhaariyey Xubnaha guddida diiwaangelinta Ururrada iyo axsaabta...

Maxaa ka jira in Xildhibaan Mahad Salaad loo magacaabay Taliyaha ciidamada NISA ?

Waxaa saacadihii lasoo dhaafay baraha bulshada lagu baahinayay warar sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud u magacaabay taliyaha Hay'adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka...

Xildhibaan Ka Hadlay Abaaraha Ka Jira Guud ahaan deegaanada Galmudug !!

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Galmudug ayaa ku baaqay in gargaar beni’aadanimo lala gaaro dadka iyo duunyada ay saameysay abaarta daran ee ka jirta gobollada...

Shir u dhaxeeyay Xisbiyada Mucaaradka iyo Kulmiye oo fashil ku dhamaaday iyo Muuse Biixi...

Shir xasaasi ahaa oo xalay magaalada Hargeysa ku yeesheen madaxda Xisbiyada Mucaaradka Somaliland iyo xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa fashil kusoo dhammaaday, kaddib...

Madaxda labo maamul Goboleed oo xaalku ku xun yahay iyo Xasan Sheekh oo Wadatashiyo...

Madaxda maamul goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Galmudug ayaa xilligan wajahaya xaalad siyaasadeed oo hubanti la'aan ah, kaddib markii ay ku guul dareesteen qamaar siyaasadeed...

Toogasho dad u badan Caruur lagu laayay oo ka dhacday magaalladda Uvalde (Sawirro)

Nin dhallinyaro ah oo hubeesan ayaa weerar dhaliyay khasaaro badan oo dhimasho ah ku qaaday Iskuul  caruurta wax lagu baro oo kuyaalla magaalladda Uvalde,...

Turkiga oo Howlgal Milatari qaadaya iyo Mareykanka oo Walaac xooggan ka muujiyay

Mareykanka ayaa Talaadadii walaac ka muujiyay qorshaha Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan uu ku doonayo in uu dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo cusub uga bilaabo xudduudda koonfureed...

Maxaa Farmaajo ku khasbay inuu sheego sir muddo laga kharinayay shacabka?

Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo, Madaxweynahii hore ee Somalia ayaa markii ugu horeysay qiray in 5,000 oo askari oo ka tirsan Ciidanka Qaranka Soomaaliya loo...

Xildhiban C/raxmaan C/shakuur oo saacado ka dib ka hadlay xilka loo Magacaabay

Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur ahna xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ayaa ka hadlay xilka Ergeyga Gaarka ah ee u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha...

Dil naxdin leh oo ka dhacay Gaalkacyo iyo Booliska oo War ka soo saaray

Booliska Gaalkacyo ayaa faahfaahin ka bixiyay dil naxdin leh oo maanta halkaas ka dhacday ka dib nin toorey adeegsaday uu carruurtiisa dilal u gaystay. Falkan...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs