Friday, March 29, 2024

Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay Safiirka Imaaraadka Carabta (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maanta hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Mohamed Ahmed Othman Al Hammadi oo ah safiirka...

Xidhibaano badan oo Soomaali ah oo lagu doortay magaalada London

  Muwaadiin asalkoodu Soomaali yahay balse heesta dhalashada dalka Britain ayaa guulo waa weyn ka gaaray doorashooyinka dowladda hoose ee ka qabsoontay  magaalada London ee...

Dowladda Soomaaliya oo codsi muhiim ah u dirtay hay’adda lacagta adduunka ee IMF

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa qoraal ay u dirtay hay’adda lacagta adduunka ee IMF kaga codsatay inay dib u dhigto barnaamijka ay dib u eegista ugu...

Fursad Qaaliya: Dugsiga Amiin Quran Online oo qaadanaya arday cusub wakhtiga Summer-ka

WhatsApp: +252634484123 Dugsiga Amiin Quran Online oo ah dugsi hore looga bartay waxbarasho tayo leh ayaa bilaabay dinwaangalinta ardayda cusub ee wakhtiga summerka. Dugsigu waxa uu...

Daawashada Ciyaaraha Horyaalka kubadda cagta Soomaaliya oo lacag laga dhigay

Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ayaa shaaciyay in ciyaaraha kubadda cagta Soomaaliya gaar ahaan horyaalka heerka koobaad iyo heerka labaad daawashadooda hada kadib laga dhigay...

Madaxweyne Putin oo Raaligelin ka bixiyay hadal kasoo yeeray Wasiir Sergei Lavrov

Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Ruushka Sergei Lavrov, ayaa si weyn uga careesiiyay maamulka Yahuuda ee Israa'iil, kaddib markii uu sheegay in Hoggaamiyihii Naasiga Adolf...

Sheekh Aadan Madoobe oo arrimo taagan kala hadlay Maadxweyne kuxigeenka Jubbaland

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa  hoyga uu ka deggan yahay magaalada Muqdisho kula kulmay madaxweyne ku-xigeenka Dowlad...

Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya oo Arrimo kala duwan kawada hadlay (Sawirro)

Wasiirka warfaafinta XFS Senator Cusmaan Abokar Dubbe ayaa magaaladda Adis ababa kula kulmay wasiirka warfaafinta dowladda federaalka Itoobiya Dr Legesse Tulu ayaga oo ka...

Mareykanka oo la ogaaday in uu ka dambeeyay burburinta Markab Ruushku lahaa

Ciidamada Ukraine ayaa burburiyay markab ay leedahay dowladda Ruushka xilli uu kusii jeeday  Koonfurta magaalada Odesa ee dalka Ukraine, waxaana burburka markabkaasi khasaaaro xoogan...

Wadaad loo heestay in uu Al Shabaab katirsan yahay oo diiday in Xabsiga laga...

Wadaad Muslim ah ayaa waydiistay maxkamad ku taalla Kenya in aan xabsiga laga sii deyn. Waxaa loo fasaxay inuu bixi karo markii lagu waayay...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs