Saturday, April 20, 2024

Haweeney eersatay Buug ay qortay oo Xukun adag lagu riday (Sawirro)

Haweeney 71 jir ah ayaa lagu xukumay xabsi daa'im kaddib marki lagu helay iney seygeeda dishay sanadkii 2018. Haweeneydan oo lagu magacaabo Nancy Crampton Brophy...

Agaasimaha cusub ee Warfaafinta Madaxtooyada Somalia oo xilka la wareegay

Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdulqaadir Cali Dige ayaa munaasabad ka dhacday Villa Soomaaliya xilka kagala  wareegay Agaasimihii hore ee Warfaafinta...

Mahad Salaad oo Magacaabay Taliyaha Nabad sugida gobolka Banaadir

Agaasimaha guud ee Hay’adda nabad suggidda iyo sirdoonka Qaranka Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa magacaabay Taliyaha Hay’adda ee Gobalka Banaadir. Muxyadiin Warbac Shadoor oo ah...

Shiikh Aadan Madoobe oo la kulmay Boqor Cusmaan Aw-Max’uud Buurmadow (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)  ayaa maanta Hoygiisa ku qaabilay Boqorka beelaha Soomaaliland Boqor Cusmaan Aw-Maxamuud  Buurmadow. Boqor...

Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed oo kulan qarsoodi ah la qaatay xubno ka tirsan TPLF

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa wadahadalo qarsoodi ah la yeeshay wakiillo ka socday Jabhadda Tigreega ee TPLF intii uu booqashada ku joogay dalka...

Ergayga Madaxweynaha ee Gurmadka Abaaraha oo soo saaray warbixintii u horeysay

Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u Qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, wuxuu warbaahinta la wadaagayaa xaaladda haslista ah ee abaaraha iyo arrimaha...

Faahfaahin: Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay degmada Afgooye

Ugu yaraan saddex qof oo rayid ah ayaa ku dhintay, halkan afar qof oo kalena ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay Afgooye ee gobolka...

Guddiga Gurmadka Abaaraha oo soo bandhigay xogta la xariirta abaaraha (Sawirro)

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha, Md. Cabbdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee uu...

Wefdi horu dhac u ah safarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo...

Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed waxaa gaaray wefdi horu dhac u ah safar lagu wado in beri oo talaado ah...

Wasiirka Amniga oo ka digay Hab dhaqanka qaar kamid ah Masuuliyiinta dowladda

Wasiirka Amniga Xukuumada Soomaaliya C/llaahi Maxamed Nuur oo maanta ka qeyb galay munaasabad ka dhacday xarunta taraafikada ayaa ka hadlay qaladaadka ay sameeyaan masuuliyiinta...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs