Thursday, December 12, 2019

Diin Diin si weyn looga baadi Goobayo Muqdisho iyo Gobolada Qaar iyo Lacag badan...

Waxaa si kedis ah halmar loogu baraarugay iyadoo la hadalhayo in xayawaanka DII'DIINKA nuuc ka mid ah la rabo oo doolar lagu doorsanayo cidii...

Dalkii ugu horeeyay oo Muslim ah oo Safaarad ka furanaya magaalada Qudus

Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa shaaca ka qaaday in Safaarad ka furanayaan bariga magaalada Barakeesan ee Qudus . Khudbad uu jeediyay Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo Xafiiskiisa ku qaabilay Filippo Grandi (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha J.F Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo weheliyaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda ayaa la kulmay Madaxa Qaxootiga Adduunka u qaabilsan QM Filippo...

Daawo Sawirada: Weerar dad badan lagu dilay oo lagu qaaday Kaniisad kutaala Quetta 

Weerar isugu jiray is qarxin iyo mid toos ah ayaa saakay lagu qaaday kaniisad kutaala magaalada Quetta ee dalka Pakistan, waxaana weerarkan ka dhashay...

Sheekada Saabir iyo Xasan Sow uma eka “Aabbow Kan yar iga Dhici Kan weynaa...

Soomaalidu waxay Tiraahdaa “Hasha Maankey Gadayee Ma Masaar bey liqdey “ Waxaa Murtidaaa loo soo qaataa marka aad wax kaa yaabiya aad aragto marka...

Wax Ka Agow Xasaanadda Xildhibaannada Golaha Shacabka Iyo Sida Lagu Lumin karo Xubinnimada

Xildhibaanka golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah, waxaa jirta qodob ka hadlaya Xasaanadda ama uu ku weyn karo xubinimadiisa, waa labo qodob oo kala duwan Qodobka 70aad...

Xeer ilaaliyaha Qaranka oo dalbaday in Xasaanada laga qaado Labo Xildhibaan oo lagu eedeeyay...

Xeer-ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Dr Axmed Cali Daahir oo goordhaw shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa shaaca ka qaaday in ay jiraan Xildhibaano katirsan...

Madaxweyne Muuse Biixi oo Xil Muhiim ah u magacaabay Cabdi Maxamed Rodol

Madaxweynaha Cusub ee maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Wareegto uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Maareeyaha Guud ee Hay’adda Duulista iyo Madaarada maamulka...

Pentagon oo Malaayiin Dollar oo lacag ah ku bixisay Barnaamij Sir ah

Wasaarada Difaaca dalka Mareykanka ayaa markii ugu horeesay qiratay in lacago malaayiin Dollar ah ku bixisay Barnaamij sir ah oo soo  bilowday sanadkii 2007-dii...

War Deg Deg Ah: Dil Goordhaw ka dhax dhacay Xarunta Degmada Howl Wadaag

War kusoo dhacay Warqabadka Shabakada Allbanaadir.com ayaa sheegaya in goordhaw gudaha xarunta Degmada Howl Wadaag lagu dhax dilay nin Ganacsade ah oo degmadaasi u...

LAST WEEK NEWS