Friday, April 19, 2024

Qaramada Midoobay oo digniin culus ka bixisay khatar ka taagan Soomaaliya

Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay qoondo cusub oo dhan 20 milyan oo dollarka Mareykanka ah oo ka timid...

Madaxweyne Biixi oo Daah-furay shir Caalami ah oo markii ugu horeesay Geeska Afrika lagu...

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta daah-furay shir caalami ah oo lagu lafo-gurayo, lagagana doodayo nabadda iyo dawlad-dhiska, kaas oo uu soo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Salah Elguneid (Daawo Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Jaamacada carabta u fadhiya Soomaaliya Amb....

Ayatollah Ali Khamenei oo Farriin adag u diray Cadawga Iran kana digay afgembi

Hogaamiyaha ruuxiga ah ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa Sabtida maanta ah ku eedeeyay dibad baxyadii dhawaan ka dhacay Iran in ay ka danbeeyeen...

Xubnihii ugu dambeeyay ee guddiga Doorashooyinka Somaliland oo is casilay

Waxaa maanta is casilay saddexdii xubnood ee ugu dambeeyay ee katirsanaa guddiga doorashada maamulka Somaliland, xilli khilaaf xoogan ka jiro qabsoomida doorashada Madaxweynaha maamulkaasi...

Cumar Finish oo soo dhaweyn u muuqatay Sagootin loogu sameeyay Muqdisho (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Finish) ayaa maanta dib ugu Soo noqday Dalka, kadib safar shaqo oo...

Milatariga Soomaaliya oo shaaciyay in howlgal ku dileen Maxamuud Nuur Gacal

Ciidanka milatariga Soomaaliya ayaa howlgal qorsheesan oo ay ka fuliyeen Degaanka Ceel-Cuni oo qiyaastii 65-km ujira Degmada Tiyeegloow ee Gobolka Bakool ,waxaa la sheegay...

Maxaa ka jira in La Taliyaha Amniga ee Madaxweynaha uu la kulmay Saraakiil TPLF...

Saacadihii lasoo dhaafay baraha bulshada ayaa lagu baahiyay warar sheegayay in la-taliyaha amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Macallin Maxamuud dalka Jabuuti kula kulmay...

Mareykanka oo Shaaciyay Khasaaraha ka dhashay Weerar ay ka fuliyeen Beer Xaani

Diyaaradaha dagaalka dowladda Mareykanka ayaa weerar dhinaca cirka ah ku qaaday dagaalamayaal katirsan kooxda Al Shabaab oo ku sugnaa deegaanka Beer Xaani oo katirsan...

Bushaaro : Dugsiga Amiin Quran Online oo fursad qaaliya u haya qurbajoogta soomaliyed iyo...

WhatsApp: +252634484123 Dugsiga Amiin Quran Online oo ah dugsi hore looga bartay waxbarasho tayo leh ayaa bilaabay dinwaangalinta ardayda cusub ee wakhtiga summerka. Dugsigu waxa uu...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs