Thursday, April 25, 2024

Muxuu Shiikh Aadan Madoobe ku soo arkay Safaarada Somalia ee Nairobi? (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheikh Adan Mohamed Nur-Madobe ayaa maanta booqday Safaarada JFS ku leedahay dalka Kenya. Guddoomiyaha ayaa Safaarada waxaa ku...

Heyadda ICG oo soo jeedisay qorshe lagu xalin karo dagaalka Al-shabaab

Hay'adda caalamiga ah ee xasaradaha caalamka ee ICG ayaa soo jeedisay in dowladda Soomaaliya ay wadaxaajood la gasho kooxda Al-shabaab. Hay'addan oo ka faaloota xasaradaha...

Mareykanka oo xaqiijiyey in Muwaadinkii labaad looga dilay dagaalka Ukraine

Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa Talaadadii xaqiijisay dhimashada muwaadin Mareykan ah oo ku sugnaa Ukraine, kaasoo ay sheegtay inuu dhintay bartamihii bishii May...

(Sawirro) Maxkamada ciidamada DF oo xukun dil & xabsi ah ku riday xubno ka...

Cabdi Xasan Rooble Maxamed, Cusmaan Xasan Macalim Aadan, Maxamed Abuukar Ibraahim Abiikar Iyo Mucaad Maxamuud Maxamed ayaa loo haystaa Bambooyin ay mar  qura kuwada...

(Sawirro) Waan-waan laga dhex bilaabay Maamulka Somaliland & Mucaaradka

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay Ergo is-xil-qaantay oo isugu jira Salaadiin, Cuqaal iyo Culimo Awdiin, maalmihii u danbeeyey...

Rooble oo kormeer ku tagay dekadda weyn ee Muqdisho (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha shaqada kasii tagaya ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday dekadda Muqdisho, isagoo u kuurgalayay habsami u socodka howlaha dekadda. Rooble...

Xubno qirtay in ay katirsan yihiin Al Shabaab oo xukun dil ah lagu riday...

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku riday koox shabakad ah oo qirtay in ay katirsan yihiin Al...

Aqalka Sare oo ansixiyay xubnaha ku matalaya Guddiga dib u eegista Dastuurka (Magacyada)

Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda ayaa waxa ay ku ansixiyeeb xubnaha ku matalaya Guddiga dib u...

Rooble oo guddoomiyay shirkii ugu Danbeeyay ee yeeshaan golaha Wasiiradda Soomaaliya (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xikuumadda Federaalka Soomaaliya ee shaqada ka sii tagaya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta guddoomiyay shirkii ugu dambeeyay Golaha Wasiirrada. Shirkan ay saakay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs