Thursday, January 23, 2020

Xaalad Deg deg ah oo lagu soo rogay dalka Itoobiya kadib Is casilaadii Desalegn

Dalka Itoobiya ayaa lagu soo rogay xaalad deg deg ah mudo sadex bilood ah, kadib is casilaadii lama filaanka aheyd uu ku dhawaaqay Ra'isul...

Sargaal kasoo goostay Al Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka dowlada (Akhriso Magaciisa)

Warbaahinta ku hadasha afka Dowlada Soomaaliya ayaa baahisay in Sargaal katirsanaa Kooxda Al Shabaab uu isku soo dhiibay Ciidanka Dowlada ee ku sugan Degmada...

Shixnadii saarneyd Doon ku caarisey xeebta Boosaaso oo laga dejiyey (Daawo Sawiriada)

Waxaa maalmo kadib lagu guuleestay in la dejiyo shixnadii saardeyd doon dhawaan ku caarisay xeebta magaalada Boosaaso, doontan oo alaabo kala duwan oo ganacsi...

Haweeney Jaariyad ah oo si xun loogu dilay dalka Kuwait 

Haweeney u dhalatay dalka Filibiin oo jaariyad ka aheyd dalka Kuwait ayaa meydkeeda laga helay qaboojie yaala guri laga guuray, waxaana jirka haweeneydaasi ka...

Musharax  Nuur Ismaaciil oo dad dan yar ah Deeq Lacageed gaarsiiyay (Daawo Muuqaal)

Siyaasiga Nuur Ismaaciil Sheekh oo ah musharax u taagan qabashada xilka Gudoomiyaha Degmada Boondheere ee Gobalka Benaadir ayaa maanta deeq lacageed gaarsiiyay dadka danyarta...

Weriye caan ka ah wadanka Kenya oo shaaciyey inuu iibinayo mid ka mid ah...

Weriye Swaleh Mdoe oo warka Afka Sawaaxiliga uga akhriya Tv-ga Citizen ee Magaalada Nairobi ayaa sheegay inuu iibinayo mid ka mid ah keliyihiisa. Sababta ku...

Al-Shabaab oo saaka Macalimiin ku leysay gobolka woqooyi Bari ee dalka Kenya

Weerar saaka waaberigii ka dhacay meel ku dhaw degaanka Qarsa oo ku yaalla duleedka magaalada Wajeer ee gobolka waqooyi bari Kenya ayaa waxaa lagu...

Maxaa looga hadlay kulan xasaasi ah oo dhexmaray Wakiilka QM ee Somalia & danjiraha...

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia Michael Keating ayaa kulan xasaasi ah kula yeeshay magaalada Muqdisho Safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Maxamed Axmed Othman Al-Hammadi...

Shaqsiyada Ninkii laayay ardayda iskuulka Florida oo la soo bandhigay (Daawo Sawirro)

Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan shaqsiyada ninka toogashada ka geystay dugsiga sare ee Marjory Stoneman Douglas High School ee Parkland, Florida, halkaasoo uu...

Maxkamad amar cusub ka soo saartay Soomaali laga soo masaafurin rabay USA

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku jira xabsiyada dalka Maraykanka ayaa la soo sheegayaa in loo geystey jirdil iyo dhibaatooyin kale. Nin lagu magacaabo Maxamed BBC oo...

LAST WEEK NEWS

Ethiopian Airlines to start building new $5 bln airport this year...

Ethiopian Airlines will start constructing a new $5 billion airport later this year, its chief executive officer was quoted as saying on Wednesday, as...